{"id":70851,"date":"2023-01-09T22:35:34","date_gmt":"2023-01-09T22:35:34","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=70851"},"modified":"2023-01-09T22:35:34","modified_gmt":"2023-01-09T22:35:34","slug":"dawladda-somaliland-oo-baaq-u-dirtay-shirkadaha-dalka-jarmalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/01\/09\/dawladda-somaliland-oo-baaq-u-dirtay-shirkadaha-dalka-jarmalka\/","title":{"rendered":"Dawladda Somaliland Oo Baaq U Dirtay Shirkadaha Dalka Jarmalka"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Somaliland, ayaa baaq u dirtay Bulshada Caalamka, si ay u Maalgashadaan dhulkeeda.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa qoraal uu ku baahiyey bartiisa Twitter-ka wuxuu ku sheegay in Somaliland ay soo jiidatay Maalgeshadayaal Caalami ah, sida Shirkadaha Coca-cola, DP World iyo General Energy, xilligana ay Bulshada Caalamka ugu yeedhayaan inay arkan oo ay ka faa&#8217;idaystaan fursadaha yaalla Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland wuxuu farriin u diray Shirkadaha Jarmalka &#8220;Somaliland waxay soo jiidatay maalgashadayasha, xasiloonida iyo kalsoonida awgeed, waxay heshay maalgashi caalami ah sida Shirkadaha waaweyn Coca-Cola, DP World iyo General Energy. Sidaa awgeed waxaanu ku martiqaadaynaa shirkadaha Jarmalka inay yimaaddaan oo ay khibrad u yeeshaan xasiloonida iyo fursadaha ay Somaliland bixiso.&#8221;ayuu yidhi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Somaliland, ayaa baaq u dirtay Bulshada Caalamka, si ay u Maalgashadaan dhulkeeda. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa qoraal uu ku baahiyey bartiisa Twitter-ka wuxuu ku sheegay in Somaliland ay soo jiidatay Maalgeshadayaal Caalami ah, sida Shirkadaha Coca-cola, DP World iyo General Energy, xilligana ay Bulshada Caalamka ugu yeedhayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28557,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-70851","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/saylici.jpg?fit=448%2C425&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iqL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70851","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70851"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70851\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70852,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70851\/revisions\/70852"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}