{"id":70838,"date":"2023-01-06T18:04:07","date_gmt":"2023-01-06T18:04:07","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=70838"},"modified":"2023-01-06T18:04:07","modified_gmt":"2023-01-06T18:04:07","slug":"xasan-sheekh-maxamuud-oo-iska-fogeeya-qalalaasaha-ka-taagan-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/01\/06\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-iska-fogeeya-qalalaasaha-ka-taagan-laascaanood\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh Maxamuud  Oo Iska Fogeeya Qalalaasaha Ka Taagan Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyonews) &#8211; Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si Salmi ah uga hadlay Xaaladda ka taagan Magaalada Laascaanood ee Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in loo baahan yahay in aan xaaladda Laascaanood awood lagu xallin, balse ay tahay in Wada-hadal iyo Nabadgalyo lagu dhameeyo.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Masaajidkii uu Salaadda Jimce, ayaa sheegay, in Somaliland looga baahan yahay inay hab ka duwan habkii hore u wajahdo xaaladda Laascaanood iyo nabad galyadeeda.<\/p>\n<p>Wuxuuu sheegay Inay ka soo horjeedaan in 32 sanadood ka dib, colaad laga abuuro Somaliland, si loo wiiqo Nabadgalyadeeda.<\/p>\n<p>&#8220;Hadallada qaarkood kuwo wanaagsan maaahee hala iska daayo\u201d ayuu yidhi madaxweyne Xasan Sheikh oo si toos ah farriin ugu diraya Dad Af beeleed ku hadlaya oo abaabulaya colaad ka dhan ah Somaliland.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu sheegay in Dawladdiisu aanay siyaasad ka dayaynin Arrimaha Laascaanood, balse loo baahan yahay in Dawladda Somaliland iyo Dadkeeda Laascaanood wada hadlaan<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Muqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyonews) &#8211; Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si Salmi ah uga hadlay Xaaladda ka taagan Magaalada Laascaanood ee Somaliland. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in loo baahan yahay in aan xaaladda Laascaanood awood lagu xallin, balse ay tahay in Wada-hadal iyo Nabadgalyo lagu dhameeyo. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28826,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-70838","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/madaxwayne-Xasan-Sheekh.jpg?fit=562%2C311&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iqy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70838","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70838"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70838\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70840,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70838\/revisions\/70840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70838"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70838"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70838"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}