{"id":7079,"date":"2015-03-01T11:32:27","date_gmt":"2015-03-01T11:32:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7079"},"modified":"2015-03-01T11:32:27","modified_gmt":"2015-03-01T11:32:27","slug":"markab-muqdisho-lo-ka-qaaday-oo-xeebta-cumaan-ku-daggay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/01\/markab-muqdisho-lo-ka-qaaday-oo-xeebta-cumaan-ku-daggay\/","title":{"rendered":"Markab Muqdisho Lo\u2019 ka qaaday oo Xeebta Cumaan ku daggay"},"content":{"rendered":"<div>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/Markab_dagay_Cummaan-100x100.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7086\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/Markab_dagay_Cummaan-100x100.jpg?resize=100%2C100\" alt=\"Markab_dagay_Cummaan-100x100\" width=\"100\" height=\"100\" \/><\/a><\/p>\n<p>Markab xoolo badan oo Lo\u2019 ah ka qaaday dekedda weyn ee magaalada Muqdisho kuna sii jeeday dalka Imaaraadka Carabta ayaa ku dagay xeebaha Ras Al-had oo ku taalla Koonfur-bari dalka Cumaan.<\/p>\n<p>Warbaahinta Carabta ayaa qortay in markabkan ay duufaano ku dhufteen shalay xilli uu marayay biyaha Cummaan, uuna ciirsaday dhanka xeebta, hase yeeshee uu ugu dambeyn quusay.<\/p>\n<p>Markabka ayaa siday 350 neef oo lo\u2019 ah, waxaana la sheegay inuu iska lahaa muwaadin u dhashay Cajmaan oo ka tirsan waddanka Imaaraadka Carabta, halka shaqaalaha la socday ay ahaayeen reer Pakistan.<\/p>\n<p>Xoolihii iyo shaqaalihii saarnaa markabka ayaa gabi ahaantood badbaaday kaddib markii ay gurmad u fidiyeen ilaalada xeebaha waddanka Cummaan, iyadoo illaa hadda aysan jirin wax khasaare ah oo lasoo wariyay inay goobta ka dhasheen, hase ahaatee markabka ayaa biyaha galay kaddibna burburay.<\/p>\n<p>Lo\u2019dan ayaa ahayd tii ugu horreysay oo muddo sannado ah kaddib dekedda Muqdisho laga dhoofiyo, iyadoo markii laga dhoofinayay Muqdisho ay ka hadleen mas\u2019uuliyiin dowladda ka tirsan oo sheegay inay tani qayb ka tahay horumarinta dhaqaalaha Somalia.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"really_simple_share really_simple_share_button robots-nocontent snap_nopreview\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Markab xoolo badan oo Lo\u2019 ah ka qaaday dekedda weyn ee magaalada Muqdisho kuna sii jeeday dalka Imaaraadka Carabta ayaa ku dagay xeebaha Ras Al-had oo ku taalla Koonfur-bari dalka Cumaan. Warbaahinta Carabta ayaa qortay in markabkan ay duufaano ku dhufteen shalay xilli uu marayay biyaha Cummaan, uuna ciirsaday dhanka xeebta, hase yeeshee uu ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7086,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7079","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Qb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7079","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7079"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7079\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}