{"id":7063,"date":"2015-03-01T11:09:45","date_gmt":"2015-03-01T11:09:45","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7063"},"modified":"2015-03-01T11:09:45","modified_gmt":"2015-03-01T11:09:45","slug":"kiisas-cusub-oo-ebola-ah-oo-sierra-leon-lagu-arkay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/01\/kiisas-cusub-oo-ebola-ah-oo-sierra-leon-lagu-arkay\/","title":{"rendered":"Kiisas cusub oo Ebola ah oo Sierra Leon lagu arkay"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape full-width has-caption lead\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/660\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2014\/12\/17\/141217124251_sierra_leone_ebola_624x351_afp_nocredit.jpg?resize=624%2C351\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" \/><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Dhaqaatiir ayaa dhex wareegaya xaafadaha magaalooyiinka dalka Sierra Leon<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweyne ku xigeenka dalka Sierra Leone ayaa naftiisa karantiilay kaddib markii mid ka mid ah ilaaladiisa uu Ebola u dhintay.<\/p>\n<p>Mr Samuel Sam-Sumana ayaa sheegay inuusan qofna xiriir istaabasho ah la sameyn doonin 21 maalin oo uu meel keli ah isku go\u2019doominayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, dalka ayaa xayiraado dheeraad ah soo rogay taas oo sabab u ah kiisas kale oo Ebola ah oo la xaqiijiyay.<\/p>\n<p>Tafatiraha wararka Afrika ee BBC-da Mary Harper, ayaa ka warrameysa, Axmed Xaji Xasan ayaa soo jeedinaya.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa waxa ay sheegeysaa inay si hoose uga walaacsan tahay sare u kaca kiisaska cusub ee Ebola.<\/p>\n<p>Inbadan oo ka mid ah kiisaska ugu dambeeyay waxaa laga helay dadka ka shaqeeya howlaha badda.<\/p>\n<p>Taasi waxa ay dhalisay in sare looqaado baaritaanada lagu sameynaayo dadka saaran doomaha iyo maraakiibta yaryar, waxaana la mamnuucay maraakiibta habeenkii safarta.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la yareeyay tirade dadka hal mar isla raaci kara gaari tagsi ah, waxaana baaritaano adag oo caafimaad lagu sameynayaa dalka oo dhan.<\/p>\n<p>Dhammaadkii sanadkii hore, waxaa jirtay yididiilo ah inay hoos u dhacayeen kiisaska Ebola ee dalka Sierra Leon.<\/p>\n<p>Balse taasi way isbedeshay iyadoo hay\u2019adda WHO ay sheegtay inaysan ogaanin sababta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaqaatiir ayaa dhex wareegaya xaafadaha magaalooyiinka dalka Sierra Leon Madaxweyne ku xigeenka dalka Sierra Leone ayaa naftiisa karantiilay kaddib markii mid ka mid ah ilaaladiisa uu Ebola u dhintay. Mr Samuel Sam-Sumana ayaa sheegay inuusan qofna xiriir istaabasho ah la sameyn doonin 21 maalin oo uu meel keli ah isku go\u2019doominayo. Sidoo kale, dalka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7065,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7063","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1PV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7063","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7063"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7063\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7063"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7063"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7063"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}