{"id":70486,"date":"2022-12-02T17:22:23","date_gmt":"2022-12-02T17:22:23","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=70486"},"modified":"2022-12-02T17:22:23","modified_gmt":"2022-12-02T17:22:23","slug":"wasaaradda-maaliyadda-oo-bulshada-u-jeedisay-bixinta-cashuuraha-macaashal-macaashka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/12\/02\/wasaaradda-maaliyadda-oo-bulshada-u-jeedisay-bixinta-cashuuraha-macaashal-macaashka-ah\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Maaliyadda oo Bulshada u Jeedisay Bixinta Cashuuraha Macaashal-macaashka ah"},"content":{"rendered":"<p>Wasaarada Maaliyadda ayaa bulshada ugu baaqay inay bixiyaan cashuuraha macaashal-macaashka daaraha kirada ah iyo adeegyada iibka.<\/p>\n<p>Fariin ay Wasaarada Maaliyaddu soo saartay shalay oo ku waajahan bulshada ayaa loogu sheegay maadaama saddexdii bilood ee u dambeeyey sannadka lagu jiro inay cashuuraha sharcigu ku waajibiyey ee macaashal-macaashka, kirada guryaha iyo iibka ku bixiyaan wakhtigeeda.<\/p>\n<p>Wasaarada Maaliyadda ayaa sheegtay inay u mahadcelinayso dhamaan bulshada Somaliland ee sida wanaagsan u bixiya cashuuraha ku waajibay.<\/p>\n<p>Wasaarada ayaa u soo jeediyey qof kasta oo ay ku baaqdeen cashuurha macaashal-macaashka, kirada guryaha, iyo iibka (GST) ay ku bixiyaan xafiisyada cashuuraha Berriga ugu dhow, intaan loogu iman goobahooda shaqo, talaabo sharci ahna laga qaadin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaarada Maaliyadda ayaa bulshada ugu baaqay inay bixiyaan cashuuraha macaashal-macaashka daaraha kirada ah iyo adeegyada iibka. Fariin ay Wasaarada Maaliyaddu soo saartay shalay oo ku waajahan bulshada ayaa loogu sheegay maadaama saddexdii bilood ee u dambeeyey sannadka lagu jiro inay cashuuraha sharcigu ku waajibiyey ee macaashal-macaashka, kirada guryaha iyo iibka ku bixiyaan wakhtigeeda. Wasaarada Maaliyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":70488,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-70486","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/maxresdefault-3.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ikS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70486","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70486"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70487,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70486\/revisions\/70487"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70488"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}