{"id":7040,"date":"2015-02-28T11:11:19","date_gmt":"2015-02-28T11:11:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7040"},"modified":"2015-02-28T11:11:19","modified_gmt":"2015-02-28T11:11:19","slug":"al-shabaab-oo-toogatay-nin-ay-ku-eedeeyeen-inuu-ahaa-sixiroole-dawlada-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/28\/al-shabaab-oo-toogatay-nin-ay-ku-eedeeyeen-inuu-ahaa-sixiroole-dawlada-somaliya\/","title":{"rendered":"Al-shabaab oo Toogatay Nin ay ku eedeeyeen inuu ahaa Sixiroole Dawlada Somaliya"},"content":{"rendered":"<div class=\"left-column-single\">\n<div class=\"image-holder\"><a class=\"tooltip colorbox cboxElement\" title=\"\" href=\"http:\/\/batalaalenews.net\/uploads\/article\/photo\/IMG_D93897-4D3D04-FD3C34-887AE8-B6C0AD-5B8E9C.jpg\" rel=\"single\"><img decoding=\"async\" class=\"aimage\" src=\"http:\/\/batalaalenews.net\/assets\/thumb.php?src=\/uploads\/article\/photo\/IMG_D93897-4D3D04-FD3C34-887AE8-B6C0AD-5B8E9C.jpg&amp;h=210&amp;w=210\" alt=\"\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"image_shaddow\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/batalaalenews.net\/assets\/images\/utility\/thumb-shadow.png?resize=210%2C5\" alt=\"\" width=\"210\" height=\"5\" \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">Xarakada Al-shabaab ayaa ku toogatay faraage ku yaalla degmada Diinsoor ee gobolka Bay, nin ay ku eedeeyeen inuu sixiroole ahaa, kaasoo la sheegay inay qabteen ciidamada amniga Al-shabaab.Dadweyne fara badan ayaa ka qaybgalay toogashada oo dhacday shalay oo Jimco ahayd gellinkii dambe, waxaana ninkan magaciisa lagu sheegay, Macallin C\/qaadir Sh. Aadan toogtay dhallinyaro ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Garsooraha maxkamada Al-shabaab ee xukunka ridday ayaa sheegay inay maxkamaddu go\u2019aansatay inay xukun dil ah ku riddo macallin C\/qaadir, kaddib markii lagu helay inuu yahay sixiroole.<\/p>\n<p>Shacabka ku nool degmada Diinsoor ayaa lagu wargeliyay inay kasoo qeyb-galaan dilkan toogashada ah, iyadoo dadweyne badan ay isugu yimaadeen goobta uu dilku ka dhacay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Xarakada Al-shabaab ayaa deegaannada ay ka taliso ee ku yaalla Koonfurta Soomaaliya waxay ka fuliyaan xukuno kala duwan oo dil toogasho ah<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Al-shabaab ayaa ku toogatay faraage ku yaalla degmada Diinsoor ee gobolka Bay, nin ay ku eedeeyeen inuu sixiroole ahaa, kaasoo la sheegay inay qabteen ciidamada amniga Al-shabaab.Dadweyne fara badan ayaa ka qaybgalay toogashada oo dhacday shalay oo Jimco ahayd gellinkii dambe, waxaana ninkan magaciisa lagu sheegay, Macallin C\/qaadir Sh. Aadan toogtay dhallinyaro ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7042,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7040","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Py","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7040","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7040"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7040\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7040"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7040"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7040"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}