{"id":704,"date":"2014-12-03T14:32:45","date_gmt":"2014-12-03T14:32:45","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=704"},"modified":"2014-12-03T14:32:45","modified_gmt":"2014-12-03T14:32:45","slug":"qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-banaanka-hore-ee-garoonka-diyaaradaha-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/03\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-banaanka-hore-ee-garoonka-diyaaradaha-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax xoogan oo ka dhacay banaanka hore ee garoonka diyaaradaha Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho[AN] Qarax xoogan oo ka dhacay banaanka hore ee garoonka diyaaradaha Muqdisho<\/p>\n<p>Subaxnimadii hore ee maanta ee Arbacada ayaa qarax aad u xoog badan ka dhacay banaanka hore ee garoonka diyaaradaha Muqdisho, qaraxa ayaa ka dhacay meel ku dhaw xafiiska diyaaradaha ee Jubba Airways, waxaana loo adeegsadey gaari lagu soo xirey bom.<\/p>\n<p>Inta la ogyahay 4 qof ayaa ku dhimatey qaraxa, sida boolisku warbaahinta u sheegeen, waxaana ku dhaawacmey 6 qof oo kale oo ay ka mid yihiin askarta ilaalisa shaqaalaha Qaramada Midoobey.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/22222.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-706\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/22222-300x225.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"22222\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><br \/>\nBartilmaameedka qaraxan ayaa lagu sheegey in uu ahaa wefdi heer sare ah oo Qaramada Midoobey ka socdey oo meesha maraaayey, inkasta oo wefdigu ka gudbey iyaga oo aan wax dhibaato ah soo gaarin.<br \/>\nQaraxa kadib ayaa isla goobta laga maqlaayey rasaas ay ridayaan ciidamada amaanka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/11111.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-707\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/11111-300x199.jpg?resize=300%2C199\" alt=\"11111\" width=\"300\" height=\"199\" \/><\/a><br \/>\nSidoo kale waxaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho isla maanta ka duuley madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh isaga oo ku jeeda magaalada Baydhabo si uu uga qaybgalo caleema saarka Madaxweynaha Koonfur galbeed Shariif Xasan<\/p>\n<p>Ururka al-Shabaab ayaa weeraro iyo qaraxyo badan ka fuliyey Muqdisho, waxaana la aaminsan yahay in weerarkaan ay soo abaabuleen ururka al-Shabaab, waxaana uu ku soo beegmayaa xillia hay\u2019adda nabadsugiddu soo bandhigeen shabakad isku xiran oo weeraro qorsheysan fuliyey sida weerarkii lagu qaadey xarunta UNDP ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nMuqdiusho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho[AN] Qarax xoogan oo ka dhacay banaanka hore ee garoonka diyaaradaha Muqdisho Subaxnimadii hore ee maanta ee Arbacada ayaa qarax aad u xoog badan ka dhacay banaanka hore ee garoonka diyaaradaha Muqdisho, qaraxa ayaa ka dhacay meel ku dhaw xafiiska diyaaradaha ee Jubba Airways, waxaana loo adeegsadey gaari lagu soo xirey bom. Inta la ogyahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":705,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-704","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-bm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/704","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=704"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/704\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=704"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=704"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=704"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}