{"id":70115,"date":"2022-11-03T15:51:51","date_gmt":"2022-11-03T15:51:51","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=70115"},"modified":"2022-11-03T15:51:51","modified_gmt":"2022-11-03T15:51:51","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-ka-hadlay-qaraxyadii-muqdisho-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/11\/03\/madaxweynaha-somaliland-oo-ka-hadlay-qaraxyadii-muqdisho-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Qaraxyadii Muqdisho Ka Dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Magaalada Hargeysa, ayaa waxa Maanta lagu qabtay Xuska 29 Guurada ka soo wareegtay Aasaaska Ciidammada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Xuska aasaaska Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa waxa ka qayb-galay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxda kale ee Qaranka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland oo khudbad dheer ka jeediyey Munaasibadda Aasaaska Ciidammada Booliska, ayaa ka warramay marxaladihii Ciidammadu soo mareen, doorkooda la xidhiidha sugidda amniga Qaranka iyo sida loogu baahan yahay in Shacabku ku barbar istaago shaqadooda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland, waxa kale oo uu ka hadlay khasaaraha ka dhasha shilalka gaadiidka ee Dalka ka dhaca, waxaanu sheegay inay muhiim tahay in gaadiidka la geliyo Caymis, si loo yareeyo Culayska Dadka ka soo waajaha Shilalka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Muuse Biixi waxa kale oo uu khudbaddiisa ku soo qaatay Madax-taabashadii Ururrada siyaasadda, waxaanu tilmaamay in hawshaasi si wanaagsan oo nabadgalyo ah ku soo dhamaatay.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Madaxweynuhu wuxuu ka hadlay Qaraxyadii dadka badan ku dhinteen ee Sabtidii ka dhacay Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Magaalada Hargeysa, ayaa waxa Maanta lagu qabtay Xuska 29 Guurada ka soo wareegtay Aasaaska Ciidammada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland. Xuska aasaaska Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa waxa ka qayb-galay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxda kale ee Qaranka. Madaxweynaha Somaliland oo khudbad dheer ka jeediyey Munaasibadda Aasaaska Ciidammada Booliska, ayaa ka warramay marxaladihii Ciidammadu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":70117,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-70115","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/maxresdefault-17.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ieT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70115"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70116,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70115\/revisions\/70116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70117"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}