{"id":7010,"date":"2015-02-28T10:32:00","date_gmt":"2015-02-28T10:32:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7010"},"modified":"2015-02-28T10:32:00","modified_gmt":"2015-02-28T10:32:00","slug":"xawaaladaha-soomaalida-ee-maraykanka-oo-dib-u-bilaabaya-dirista-lacagaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/28\/xawaaladaha-soomaalida-ee-maraykanka-oo-dib-u-bilaabaya-dirista-lacagaha\/","title":{"rendered":"Xawaaladaha Soomaalida Ee Maraykanka Oo Dib U Bilaabaya Dirista Lacagaha"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"bor_01 mar_r03 fl\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/media\/k2\/items\/cache\/595db25cd8073c6c1ff82e52ff24664f_L.jpg?resize=274%2C274\" alt=\"\" width=\"274\" height=\"274\" \/><\/p>\n<h1>Washington(AN)Dawladda Maraykanka ayaa dirista lacago xaddidan dib ugu Ogolaatay Xawaaladdaha Somalia, kadib markii muddo 9 Maalmood ah xannibnaayeen Lacagaha Maraykan looga diro Dhulka Soomaalida.<\/h1>\n<p>Dedaalo badan oo Xawaaladdaha Soomaalida,dadka Lacagaha daneeya,Xukumadda Maraykanka iyo hay\u2019addaha gargaarku sameeyeen ayaa la isla Ogolaaday in Wixii Biilal ah loo diro Qoysaska Soomaalida ee Baahida badan u qaba Lacagaha ay Ehelkooda ka helaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la isku Afgartay in la diro Lacagaha Yar yar ee baahida joogtada ah, markaa bari laga bilaabo waxaa la furi doonaa xawaaladdaha.waxay ku shaqaynayaan awood xaddidan oo sidii hore looma shaqaynayo ee Lacagaha Biilasha ah ayaa la diri karayaa\u201d\u00a0 ayuu BBC-da u sheegay Cabdicasiis Sugule, oo gudoomiye ka ah urur ay ku bahoobeen xawaaladaha Soomaalida oo la yidhaahdo SAMSA.<\/p>\n<p>Xidhitaanka xawilaaddaha Soomaalida ee Maraykanka ayaa saameyn ballaadhan ku yeeshay noolasha Soomaali badan oo ku nool gudaha dalka, kaddib markii ay waayeen lacagihii ay ehelkooda ka heli jireen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington(AN)Dawladda Maraykanka ayaa dirista lacago xaddidan dib ugu Ogolaatay Xawaaladdaha Somalia, kadib markii muddo 9 Maalmood ah xannibnaayeen Lacagaha Maraykan looga diro Dhulka Soomaalida. Dedaalo badan oo Xawaaladdaha Soomaalida,dadka Lacagaha daneeya,Xukumadda Maraykanka iyo hay\u2019addaha gargaarku sameeyeen ayaa la isla Ogolaaday in Wixii Biilal ah loo diro Qoysaska Soomaalida ee Baahida badan u qaba Lacagaha ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7011,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1P4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7010","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7010"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7010\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}