{"id":7004,"date":"2015-02-28T09:19:28","date_gmt":"2015-02-28T09:19:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7004"},"modified":"2015-02-28T09:19:28","modified_gmt":"2015-02-28T09:19:28","slug":"madaxwayne-siilaanyo-oo-isku-shaandhayn-ku-sameeyey-golaha-wasiirada-xilka-xayuubin-iyo-magacaabid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/28\/madaxwayne-siilaanyo-oo-isku-shaandhayn-ku-sameeyey-golaha-wasiirada-xilka-xayuubin-iyo-magacaabid\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo oo isku shaandhayn ku sameeyey golaha wasiirada +Xilka xayuubin iyo Magacaabid"},"content":{"rendered":"<h4>Hargeisa-(AN)- madaxweyne Silaanyo ayaa \u00a0saqdii dhexe warsaxaafadeed ka soo saaray aqalka madaxtooyada taasi oo uu isku shandhayn iyo xil ka xayuubinba uu ku sameeyay xukumadiisa, warsaxaafadeedkaasi oo dhamaystirana waxa uu u dhignaa sidani hoos ku xusan<\/h4>\n<p><!--more--><\/p>\n<h4>\nMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-3002\/022015 uu xilka qaadis, magacaabid, iyo isku bedel balaadhan ku sameeyey golaha wasiirada, w\/kuxogeenada, Agaasimeyaasha guud qaar ka mida, Taliyeyaasha Ciidamada iyo Hay\u2019adaha Madaxa banaan.<\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4>Madaxweynuhu:-<\/h4>\n<h4>Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/h4>\n<h4>Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo dhismaha Qaranka;<\/h4>\n<h4>Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wasiirada Wasaaradda dalka iyo W\/ku-xigeenada Jamhuuriyadda Somaliland;<\/h4>\n<h4>Markuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<\/h4>\n<h4>Markuu ku Qancay: In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<\/h4>\n<h4>Wuxuu go\u2019aansaday<\/h4>\n<h4>LIISKA WASIIRADA CUSUB IYO KUWA LA ISKU BEDELAY<br \/>\n1 In Dr. Cabdi Aw Daahir Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Somaliland (Hore W\/xanaanada Xoolaha)<br \/>\n2 In Mudane, Cali Siciid Raygal, uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta ee Jamhuuriyadda Somaliland (Hore W\/Dhalinyarada iyo Cayaaraha)<br \/>\n3 In Mudane, Axmed Cabdi Kaahin, uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n4 In Mudane, Cabdicasiis Maxamed Samaale, uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland (Hore W\/Maaliyada)<br \/>\n5 In Marwo, Samsam Cabdi Aaden, ay ahaato Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland (hore W\/Waxbarashada)<br \/>\n6 In Mudane, Baashe Cali Jaamac, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Biyaha ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\nLIISKA WASIIR KU XIGEENADA LA ISKU BEDELAY IYO KUWA CUSUB<br \/>\n1 In Mudane, Cabdi Daahir Camuud, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n2 In Mudane, Axmed Faarax Cadare, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Maamulka Gobollada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n3 In Mudane, Cismaan Garaad Soofe, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n4 In Mudane, Xasan Daahir Dhimbiil, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n5 In Mudane, Axmed Maxamed Nuur (Indha-case), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n6 In Mudane, Nuur Cismaan Guuleed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n7 In Mudane, Cabdikariim Axmed Mooge, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n8 In Mudane, Cali Axmed Maxamed (Dhegoole), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warshadaha ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n9 In Mudane, Cali Maxamed Cilmi (Gadh-dheer), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n10 In Mudane, Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n11 In Marwo, Shukri Xariir Ismaaciil, ay ahaato Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n12 In Mudane, Yuusuf Cismaan Garas, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n13 In Mudane, Cabdirashiid Xuseen Cabdille (Carab), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n14 In Marwo, Nimco Xuseen Qawdhan, laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dib-u-dejinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n15 In Mudane, Siciid Cabdi Maxamuud Jaamac, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n16 In Mudane, Jaamac Cabdilaahi Biin, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n17 In Mudane, Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n18 In Mudane, Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n19 In Mudane, Rashiid Ismaaciil Kaahin, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n20 In Mudane, Cumar Sheekh Maxamed Faarax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\nLIISKA TALIYEYAASHA CIIDADAMADA $ AGAASIMEYAASHA GUUD<br \/>\n1 In General Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Taliyaha Ciidanka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland (Hore Taliyaha Asluubta)<br \/>\n2 In General Maxamed Cismaan Xudhuun, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Taliyaha Ciidanka Asluubta ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n3 In Mudane, Cabdi Xirsi Ducaale, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Abbaanduulaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n4 In Mudane, Mawliid Weris Cabdillaahi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warshadaha ee JSL<br \/>\n5 In Mudane, Maxamed Faarax Xirsi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n6 In Mudane, Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n7 In Mudane, Xasan Aadan Geedi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n8 In Mudane, Maxamed Cilmi Xuseen, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\nLIISKA HAY\u2019ADAHA MADAXA BANAAN<br \/>\n1 In Mudane, Maxamed Mixiile Boqore, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n2 In Mudane, Siciid Xasan Cabdilaahi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Hay\u2019adda Xidhiidhinta Raashinka (FCA) ee JSL<br \/>\nLIISKA LA-TALIYEYAASHA MADAXWEYNAHA JSL<br \/>\n1 In Mudane, Cabdoo Axmed Aayir, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dibedda<br \/>\n2 In Mudane, Maxamed Ibraahim Qabo, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Xisbiyada iyo Doorashooyinka<br \/>\nXilka Qaadista Masuuliyiintii Hore<\/h4>\n<h4>Ujeedo: Xil-ka Qaadis<\/h4>\n<h4>Mudaneyaal,<\/h4>\n<h4>Waxaan aad iduunku mahadinayaa mudadii aynu wada shaqaynaynay. Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.<\/h4>\n<h4>Sidaa darteed, waxaan gartay in aan idinka qaado xilalkii aad qaranka u hayseen.<\/h4>\n<h4>Haddaba, waxaan idinka rajaynayaa inaad si niyad sami ah ugu wareejisaan xilalkii aad qaranka u hayseen , masuuliyiinta aan xilalkaa u soo igmaday.<\/h4>\n<h4>LIISKA XILKA QAADISTA<br \/>\n1 Ku: Mudane, Maxamuud Axmed Barre (Garaad), Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada<br \/>\n2 Ku: Mudane, Xuseen Axmed Cabdille, Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Biyaha<br \/>\n3 Ku: Cabdiraxmaan Jaamac Cabdalle, Wasiiru-dawlihii hore ee W\/Xanaanada Xoolaha JSL<br \/>\n4 Ku: General, Axmed Aw Cismaan Cabdi, Taliyihii Hore ee Ciidanka Ilaalada Badda JSL<br \/>\n5 Ku: Mudane, Cabdilaahi X. Jaamac Calas, Abbaanduulihii Hore ee Ciidanka Qaranka JSL<br \/>\n6 Ku: Mudane, Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh), Agaasimihii Hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada<br \/>\n7 Ku: Mudane, Nuux Sh. Muuse Ducaale, Guddoomiyihii Hore ee Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda<br \/>\nALLAA MAHAD LEH<br \/>\nNaasir Yuusuf Daahir<\/h4>\n<h4>Xoghayaha gaarka ah ee Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL.<\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa-(AN)- madaxweyne Silaanyo ayaa \u00a0saqdii dhexe warsaxaafadeed ka soo saaray aqalka madaxtooyada taasi oo uu isku shandhayn iyo xil ka xayuubinba uu ku sameeyay xukumadiisa, warsaxaafadeedkaasi oo dhamaystirana waxa uu u dhignaa sidani hoos ku xusan<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7004","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1OY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7004"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7004\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}