{"id":69912,"date":"2022-10-18T15:31:49","date_gmt":"2022-10-18T15:31:49","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=69912"},"modified":"2022-10-18T15:31:49","modified_gmt":"2022-10-18T15:31:49","slug":"militeriga-itoobiya-oo-gudaha-u-galay-magaalo-muhiim-ah-oo-ku-taalla-tigray-iyo-xaalada-oo-faraha-kasii-baxaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/10\/18\/militeriga-itoobiya-oo-gudaha-u-galay-magaalo-muhiim-ah-oo-ku-taalla-tigray-iyo-xaalada-oo-faraha-kasii-baxaysa\/","title":{"rendered":"Militeriga Itoobiya oo gudaha u galay magaalo muhiim ah oo ku taalla Tigray iyo xaalada oo faraha kasii baxaysa"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada federaalka ee Itoobiya iyo xulufadooda ayaa gudaha u galay magaalada muhiimka ah ku taalla Tigray ee Shire-waa guul muhiim ah oo ay gaareen tan markii dagaalka dib uga bilowday halkaas bishii August kadib xabad joojin shan bilood socotay.<br \/>\nCiidamada fallaagada Tigray ayaa arrintan ku tilmaamay tallaabo \u2018kumeel gaar ah\u2019, waxay wacad ku mareen inay sii wadi doonaan dagaalka.Shire waa magaalo weyn oo ay ku nool yihiin dad gaaraya 100,000 qof.<br \/>\nMagaaladan waxaa u dhaw magaalooyinka kale ee taarikhiga ah ee Axum iyo Adwa.<br \/>\nMarkii uu dagaalka ka bilowday Tigray bishii November 2020-kii, magaalada waxaa kusoo qaxay kumanaan kun oo qof oo kasoo cararay dagaalka Tigray<br \/>\nXoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ant\u00f3nio Guterres ayaa sheegay in \u2018xaaladda Itoobiya ay faraha ka baxday\u2019, wuxuu ku baaqay in si deg deg ah loo bilaabo wadahadallada nabadeed ee lagu soo afjarayo colaadda.<br \/>\nWuxuu intaa ku daray in aan la helin xal militeri oo lagu joojinayo dagaalka u dhexeeya ciidamada Itoobiya iyo jabhadda Tigray.<br \/>\nXoghayaha guud ayaa sidoo kale ku baaqay in ciidamada Eritrea ay isaga baxaan halkaas kuwaas oo ka barbar dagaallamayay ciidamada Itoobiya.<br \/>\nWaxaa hakad galay gargaarkii la gaarsiinayay shacabka tan iyo markii ay dagaallada dib uga bilowdeen Tigray bishii August ee sanadkan kadib muddo shan bilood ah oo xabad joojin ah<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada federaalka ee Itoobiya iyo xulufadooda ayaa gudaha u galay magaalada muhiimka ah ku taalla Tigray ee Shire-waa guul muhiim ah oo ay gaareen tan markii dagaalka dib uga bilowday halkaas bishii August kadib xabad joojin shan bilood socotay. Ciidamada fallaagada Tigray ayaa arrintan ku tilmaamay tallaabo \u2018kumeel gaar ah\u2019, waxay wacad ku mareen inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":34543,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-69912","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/itoo.png?fit=158%2C90&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ibC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69912","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69912"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69912\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69914,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69912\/revisions\/69914"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34543"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}