{"id":6987,"date":"2015-02-27T12:23:25","date_gmt":"2015-02-27T12:23:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6987"},"modified":"2015-02-27T12:23:25","modified_gmt":"2015-02-27T12:23:25","slug":"nin-diyaarad-uu-darawalinayey-si-geesinimo-ah-u-soo-riday-oo-bilad-ku-guuleystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/27\/nin-diyaarad-uu-darawalinayey-si-geesinimo-ah-u-soo-riday-oo-bilad-ku-guuleystay\/","title":{"rendered":"Nin Diyaarad Uu Darawalinayey Si Geesinimo Ah U Soo Riday Oo Bilad Ku Guuleystay"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/unnamed-39-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6988\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/unnamed-39-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"unnamed-39-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Ninkan aqoontiisa ku aadan soo dejinta naxdinta leh ee diyaaridihii la isticmaali jiray xiligii dagaalkii 1aad ee dunida ayaa ku guuleystay in muuqaal laga duubay uu si weyn u qabsado barta muuqaalada lagu baahiyo ee Youtube.<\/h2>\n<h2>\u00a0Ninkan oo iminka noqday darajada Lieutenant commander oo magiciisa la yidhaahdo Christopher Gotke ayaa ka dib markii saraakiisha milatarigu ay arkeen geesinimadiisa ku aadan kaxaynta ama darawalinta diyaaradahii dagaalkii koobaad la isticmaali jiray ee gaboobay ayaa la gudoonsiiyey biladda la siiyo ciidanka cirka ee cross-ka.<\/h2>\n<h2>Ninkan oo wakhtigan da\u2019diisu tahay 44 jir ayaa sheegay in uu aad u naxay oo uu la yaabay in uu helo bilad sharafkan ka dib markii si taxadar ku jiro uu u duuliyey diyaarad gabowday oo ahayd xiligii dagaalkii koobaad ee dunida , isaga oo sheegay in muddo 23 sano ah uu u shaqeynayey ciidanka badda ee Boqortooyada dalka Ingiriiska.<\/h2>\n<h2>\u00a0Ninkani intii uu ku jiray ka soo noqoshadii duulimaadka waxa uu isku dayey in uu sameeyo dhaqdhaqaaqyo kala duwan laakiin nasiib darro mashiinka diyaaradda ayaa\u00a0 ku dhowaaday in uu istaago , laakiin waxa uu ku guuleystay in uu si nabadgelyo ah diyaaradda dhulka u keeno.<\/h2>\n<h2>\u00a0Dad badan oo naxsan oo daawanayey ninkan cir bixiyeenka ah ayaa la yaabay geesinimadiisa iyo sida uu ugu guuleystay in uu soo dejiyo diyaaradan oo gebi ahaanba lumisay xataa jawgii ay ku socotay<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ninkan aqoontiisa ku aadan soo dejinta naxdinta leh ee diyaaridihii la isticmaali jiray xiligii dagaalkii 1aad ee dunida ayaa ku guuleystay in muuqaal laga duubay uu si weyn u qabsado barta muuqaalada lagu baahiyo ee Youtube. \u00a0Ninkan oo iminka noqday darajada Lieutenant commander oo magiciisa la yidhaahdo Christopher Gotke ayaa ka dib markii saraakiisha milatarigu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6988,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6987","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1OH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6987","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6987"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6987\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6987"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6987"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6987"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}