{"id":69853,"date":"2022-10-13T15:59:16","date_gmt":"2022-10-13T15:59:16","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=69853"},"modified":"2022-10-13T15:59:16","modified_gmt":"2022-10-13T15:59:16","slug":"ciidanka-booliska-somaliland-oo-gacanta-ku-dhigay-haweenay-ay-ku-raad-joogeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/10\/13\/ciidanka-booliska-somaliland-oo-gacanta-ku-dhigay-haweenay-ay-ku-raad-joogeen\/","title":{"rendered":"Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Haweenay Ay Ku Raad-joogeen"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Hargeysa(Arabsiyonews):-Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen Haweenay ku eedaysan inay Jidh-dil u gaysatay inan yar.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">War kooban oo ay baahiyeen ciidanka booliska Somaliland, ayaa lagu sheegay in hawlgalka haweenayda lagu soo qabtay ay sameeyeen ciidanka booliska ee saldhiga New Hargeysa.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Boolisku waxay sheegeen inay ka war heleen haweenaydaas jidh dilka u gaysatay inan yar oo gurigeeda kula noolayd, taas oo ay muujinayaan muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ciidanka booliska Somaliland waxay xuseen in gabadhaasi ay ka soo qabteen xaafada Daami oo ka tirsan degmada Gacan-libaax ee caasimada Hargeysa,<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ugu danbayn ciidanka booliska Somaliland, waxay sheegeen inay bilaabeen baadhitaano la xidhiidha ogaanshaha arrinta ku saabsan haweenaydaas ku eedaysan inay jidh dil u gaysatay ilmahaas yar, iyadoo marka baadhitaanka kiiskaasi dhammaanadana ay sheegeen inay ugudbin doonaan maxkamadda awooda u leh, waxaanay guud ahaan bulshada Somaliland uga digeen inay ku kacaan dhibaatooyinka noocaasa.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen Haweenay ku eedaysan inay Jidh-dil u gaysatay inan yar. War kooban oo ay baahiyeen ciidanka booliska Somaliland, ayaa lagu sheegay in hawlgalka haweenayda lagu soo qabtay ay sameeyeen ciidanka booliska ee saldhiga New Hargeysa. Boolisku waxay sheegeen inay ka war heleen haweenaydaas jidh dilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69854,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-69853","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/311219055_443441217929653_2167458854134286717_n.jpg?fit=1020%2C765&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iaF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69853"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69855,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69853\/revisions\/69855"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}