{"id":6975,"date":"2015-02-27T11:21:26","date_gmt":"2015-02-27T11:21:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6975"},"modified":"2015-02-27T11:21:26","modified_gmt":"2015-02-27T11:21:26","slug":"buuq-iyo-fawdo-kursiga-lagaga-qaadi-maayo-siilaanyo-wixii-carqalad-ka-dhasha-doorashadana-waxa-masuul-ka-ah-cabdiraxmaan-cirro-xildhibaan-ibraahim-axmed-haybe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/27\/buuq-iyo-fawdo-kursiga-lagaga-qaadi-maayo-siilaanyo-wixii-carqalad-ka-dhasha-doorashadana-waxa-masuul-ka-ah-cabdiraxmaan-cirro-xildhibaan-ibraahim-axmed-haybe\/","title":{"rendered":"\u201cBuuq Iyo Fawdo Kursiga Lagaga Qaadi Maayo Siilaanyo, Wixii Carqalad Ka Dhasha Doorashadana Waxa Masuul Ka Ah Cabdiraxmaan Cirro\u201d Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/xildhiban-ibrahim-axmed-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6976\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/xildhiban-ibrahim-axmed-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"xildhiban-ibrahim-axmed--150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Xildhibaan Ibraahin Axmed Haybe oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ugu jira xisbiga KULMIYE oo shalay shir jaraa\u2019id ku qabtey Hargeysa ayaa si adag u dhaliilay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, waxaanu ku eedeeyay inuu hormood ka yahay carqalado keeni kara in doorashadu dib u dhacdo.<\/h2>\n<h2>Xildhibaan Ibraahin Axmed Haybe oo ka jawaab celinaya Khudbadii Dhawaan Guddoomiye Cirro u jeediyay taageerayaashiisa, taas oo uu ku Sheegay in aanu Xukuumadda aqoonsan doonin marka la gaadho \u00a0 26 June, ayaa yidhi \u201cHorta Waxaan u arkaa arrintaasi ka soo yeedhay Guddoomiyehayaga arrin ka fog Dastuurka iyo shuruucda dalka u taala, waxaannu fadhinaa muddo toban sanno ku dhaw, waxaa nala doortay shan sanno, waxaana is weydiin leh afartaa sanno iyo dheeraadkaasi ka bax san muddo xileedkayaga maxay ku timid, haddii ay xaaran tahay Guddoomiyahayagu muxuu u arki waayey, haddii ay sharci darro tahay muxuu maanta u ambabaray miyuu iskaga tago, Golaha Wakiillada lama kala diri karo, lamana eryi karo, Golaha aan fadhiyana waxaa badeli kara gole la soo doortay, markaa waxaan leeyahay Guddoomiye Cirro maxaa ceebta moos kaaga taala magane kuu geeyey\u201d<\/h2>\n<h2>Waxa kale oo Xildhibaan Ibraahim waxa kale oo uu sheegay in aanay macquul ahayn in la dhiso dawlad ku meel gaadh ah haddii doorashadu xilligeeda ku qabsoomi waydo \u201cKolay xukuumadda KULMIYE waxa la doortay waqti, waqtigiina muu dhammaan, waxay ku fadhidaa codkii shacabka reer Somaliland. Waxa meesha lagaga qaadi karaa waa cod, buuq iyo qaylo iyo fawdo kursiga laga qaadi maayo Siilaanyo. Waxaan leeyahay guddoomiye Cirro iyo mucaaridka haddii ay doonayaan in ay la wareegaan dal deggen oo nabad ah si xasilooni ah bay wax ku dooni lahaayeen, haddii kale taariikh xumo ayey faa\u2019iidaysan doonaan\u201d ayuu yidhi, waxaanu intaasi ku daray \u201cWaxaan soo dhawaynaya hadalkii Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE uu ku sheegay in aan xisbigiisa iyo xukuumadduba ka baqayn in doorashada dib loo dhigo, annaguna doorashada dib ha u dhacdo ma lihin, laakiin wixii carqalad ka dhasha doorashada waxa masuul ka ah Cabdiraxmaan Cirro\u201d<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Ibraahin Axmed Haybe oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ugu jira xisbiga KULMIYE oo shalay shir jaraa\u2019id ku qabtey Hargeysa ayaa si adag u dhaliilay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, waxaanu ku eedeeyay inuu hormood ka yahay carqalado keeni kara in doorashadu dib u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6976,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6975","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Ov","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6975","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6975"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6975\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}