{"id":69736,"date":"2022-10-05T16:11:59","date_gmt":"2022-10-05T16:11:59","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=69736"},"modified":"2022-10-05T16:11:59","modified_gmt":"2022-10-05T16:11:59","slug":"ruushka-oo-uga-digay-mareykanka-isku-dhac-dagaal-oo-toosa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/10\/05\/ruushka-oo-uga-digay-mareykanka-isku-dhac-dagaal-oo-toosa\/","title":{"rendered":"Ruushka oo uga digay Mareykanka isku dhac dagaal oo toosa"},"content":{"rendered":"<p data-reactid=\".1hr3zc32rea.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-633d7e5d59bb920430c26600.0.6.0.0:$post_1\">Go&#8217;aanka Mareykanka uu ugu dirayo gargaar militari oo dheeri ah dalka Ukraine, ayaa &#8220;wuxuu sii kordhinayaa khatarta isku dhac ciidan oo toos ah,&#8221; oo u dhexeysa Ruushka iyo reer galbeedka, maamulka Moscow, ayaa digniintaasi soo gudbiyey.<\/p>\n<p data-reactid=\".1hr3zc32rea.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-633d7e5d59bb920430c26600.0.6.0.0:$post_2\">Safiirka Ruushka ee dalka Maraykanka, Anatoly Antonov, ayaa sheegay in tallaabadani u danbeysay ay &#8220;halis weyn&#8221; ku tahay Moscow, isaga oo ku sifeeyay Maraykanka &#8220;inuu qayb yahay colaadda,&#8221; ka aloosan dalka Ukraine.<\/p>\n<p data-reactid=\".1hr3zc32rea.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-633d7e5d59bb920430c26600.0.6.0.0:$post_3\">Mareykanka ayaa kal hore wuxuu ku dhawaaqay $625m (\u00a3547m) oo dheeraada, kaasoo ah gargaar militari ah, oo uu siinayo Ukraine.<\/p>\n<p data-reactid=\".1hr3zc32rea.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-633d7e5d59bb920430c26600.0.6.0.0:$post_4\">Hubka horumarsan ee Maraykanka, ayaa lagu tiriyaa inuu ka caawiyay ciidanka Ukraine, inay dhisato raadaar ka dhan ah qabsashada ciidamada Ruushka.<\/p>\n<p data-reactid=\".1hr3zc32rea.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-633d7e5d59bb920430c26600.0.6.0.0:$post_5\">Ciidamada Ukraine ayaa todobaadyadii la soo dhaafay horumaro la taaban karo ka sameeyay waqooyi bari iyo koonfurta dalkaasi.<\/p>\n<p data-reactid=\".1hr3zc32rea.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-633d7e5d59bb920430c26600.0.6.0.0:$post_6\">Qalabkii ugu dambeeyay ee Maraykanka ee uu usoo gudbiyey Ukraine, ayaa waxa ku jira afar kale oo ka mid ah hababka gantaalada badan ee Himas oo sax ah.<\/p>\n<p data-reactid=\".1hr3zc32rea.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-633d7e5d59bb920430c26600.0.6.0.0:$post_7\">Isku soo wada duuboo, Washington ayaa ku dhawaad \u200b\u200b$17bn u ballan qaaday maamulka Kyiv taageero militari, tan iyo markii madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, uu ku duulay Ukraine 24-kii Febraayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Go&#8217;aanka Mareykanka uu ugu dirayo gargaar militari oo dheeri ah dalka Ukraine, ayaa &#8220;wuxuu sii kordhinayaa khatarta isku dhac ciidan oo toos ah,&#8221; oo u dhexeysa Ruushka iyo reer galbeedka, maamulka Moscow, ayaa digniintaasi soo gudbiyey. Safiirka Ruushka ee dalka Maraykanka, Anatoly Antonov, ayaa sheegay in tallaabadani u danbeysay ay &#8220;halis weyn&#8221; ku tahay Moscow, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69737,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-69736","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/bc2f8886-2d52-4054-8bde-9d87bc84cbdf.jpg?fit=624%2C333&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-i8M","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69736","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69736"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69738,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69736\/revisions\/69738"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}