{"id":69592,"date":"2022-09-26T16:02:47","date_gmt":"2022-09-26T16:02:47","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=69592"},"modified":"2022-09-26T16:02:47","modified_gmt":"2022-09-26T16:02:47","slug":"somalilandaasaasihii-dugsiga-abaarso-iyo-jaamacadda-barwaaqo-johanathan-starr-oo-qaatay-diinta-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/09\/26\/somalilandaasaasihii-dugsiga-abaarso-iyo-jaamacadda-barwaaqo-johanathan-starr-oo-qaatay-diinta-islaamka\/","title":{"rendered":"#Somaliland:Aasaasihii Dugsiga Abaarso iyo Jaamacadda Barwaaqo Johanathan Starr, oo Qaatay Diinta Islaamka"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Maamulihii iyo Asaasihii Dugsiga Abaarso Mr. Jonathan Starr ayaa maanta qaatay diinta Islaamka. Jonathan Starr oo ahaa Muwaadin u dhashay dalka Maraykanka, ayaa Shahaadada Islaamka loogu qabtay Masaajid ku yaalla Magaalada Hargeysa Axadda Maanta. Jonathan Starr oo Degaanka Abaarso ee duleedka Galbeed ee Magaalada Hargeysa ka aasaasay Dugsi Waxbarasho oo iskugu jira mid dhexe iyo dugsi sare, ayaa muddo deraasanayey Diinta Islaamka, ka dibna waxa uu Alle ku hadeeyay Islaamnimada.<\/p>\n<div class=\"fb-video\" data-allowfullscreen=\"true\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/arabsiyomedia\/videos\/2285509851624588\" style=\"background-color: #fff; display: inline-block;\"><\/div>\n<p>Jonathan Starr, ayaa isaga iyo Macalimiin kale oo Caddaan ah waxa sannadkii 2010-kii Somaliland keenay Dr. Axmed Xuseen Ciise oo ka mid ah aqoonyahannada Somaliland, waxayna markaa ka dib aasaaseen dugsiga Abaarso. Dugsiga Abaarso ayaa ka mid noqday dugsiyada ugu wanaagsan dhinaca Waxbarashada, waxaana ardayda Kaalmaha hore ka gala imtixaanaadka uu u diraa Jaamacado uu xidhiidh la leeyahay, kuwaasi oo ku yaalla dalka dibeddiisa isla-markaana si lacag la&#8217;aan ah ay ku dhigtaan. Dugsiga Abaarso ee Ninkan Diinta Islaamka qaatay ka aasaasay Somaliland, ayaa muddo dheer waxay dad ujeeddooyin kala duwan lihi ka faafinayeen dacaayado la xidhiidha akhlaaqda Macalimiinta wax ka dhiga iyo ardayda laftooda, waxaana dugsiga lagu eedeeyay in lagula dagaalamayo Diinta Islaamka iyo dhaqanka wanaagsan, laakiin aakhirkii waxa uu qaatay Diinta Xaqa ah ee Islaamka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Maamulihii iyo Asaasihii Dugsiga Abaarso Mr. Jonathan Starr ayaa maanta qaatay diinta Islaamka. Jonathan Starr oo ahaa Muwaadin u dhashay dalka Maraykanka, ayaa Shahaadada Islaamka loogu qabtay Masaajid ku yaalla Magaalada Hargeysa Axadda Maanta. Jonathan Starr oo Degaanka Abaarso ee duleedka Galbeed ee Magaalada Hargeysa ka aasaasay Dugsi Waxbarasho oo iskugu jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69593,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-69592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Snapshot_923.png?fit=1080%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-i6s","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69600,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69592\/revisions\/69600"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}