{"id":6959,"date":"2015-02-27T10:51:52","date_gmt":"2015-02-27T10:51:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6959"},"modified":"2015-02-27T10:51:52","modified_gmt":"2015-02-27T10:51:52","slug":"germany-askari-muslim-ah-oo-shaqadii-laga-eryay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/27\/germany-askari-muslim-ah-oo-shaqadii-laga-eryay\/","title":{"rendered":"Germany Askari Muslim ah oo shaqadii laga eryay!"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-183877\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ciidamada-germany.jpg?resize=520%2C245\" alt=\"ciidamada-germany\" width=\"520\" height=\"245\" \/><br \/>\n<strong>Taliska ciidamada Germany ayaa shaqadii ka joojiyey Askari muslim ah oo lagu eedeeyey inuu yahay nin mayil adag!<br \/>\n<\/strong><br \/>\nAskarigan oo ka shaqeenayey xarunta ciidamada cirka ee ku taal N\u00f6rvenich, ayaa kasoo shaqeenayey xaruntaasi tan iyo sanadkii 2009.<\/p>\n<p>Askarigan oo magaciisa aan la shaacin ayaa maxkamada la tiigsaday Wasaarada Difaaca oo uu ku eedeeyey inay si xaq daro ah uga joojiyeen shaqadiisa.<\/p>\n<p>Maxkamada Germany ayaa sheegtay in wasaarada Difaaca ay xaq u leeyahay inay askarigaasi ka fadhiisisay shaqada, kadib markii lagu eedeeyey inuu aaminsan yahay in Shariicada Islaamka ay ka sareyso Sharciga u yaal dalka Germany.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidamada Germany ayaa shaqadii ka joojiyey Askari muslim ah oo lagu eedeeyey inuu yahay nin mayil adag! Askarigan oo ka shaqeenayey xarunta ciidamada cirka ee ku taal N\u00f6rvenich, ayaa kasoo shaqeenayey xaruntaasi tan iyo sanadkii 2009. Askarigan oo magaciisa aan la shaacin ayaa maxkamada la tiigsaday Wasaarada Difaaca oo uu ku eedeeyey inay si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6961,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6959","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Of","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6959","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6959"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6959\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}