{"id":6956,"date":"2015-02-27T10:50:03","date_gmt":"2015-02-27T10:50:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6956"},"modified":"2015-02-27T10:50:03","modified_gmt":"2015-02-27T10:50:03","slug":"midawga-yurub-oo-markii-u-horaysay-xaqiijiyay-in-ciidamo-militari-ka-jogaan-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/27\/midawga-yurub-oo-markii-u-horaysay-xaqiijiyay-in-ciidamo-militari-ka-jogaan-somalia\/","title":{"rendered":"Midawga Yurub Oo Markii U Horaysay Xaqiijiyay In Ciidamo Militari Ka Jogaan Somalia"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"bor_01 mar_r03 fl\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/media\/k2\/items\/cache\/d6e9cc3edb5b8e8156f7e76cc19077cf_L.jpg?resize=274%2C274\" alt=\"\" width=\"274\" height=\"274\" \/><\/p>\n<h1>Muqdisho(AN) Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone d&#8217;Urso ayaa markii ugu horreysay qiray in midowga Yurub ay ciidamo ka joogaan gudaha Soomaaliya.<\/h1>\n<p>\u201cWaxaa jira 150 Askar Militariga Midawga Yurub ah oo Somalia ku sugan, waxay xoojinayaan tayada Ciidanka Somalia oo waxay talo siinayaan Wasaaradda Difaaca ee Somalia, waxay sidoo kale tababar siiyaan Ciidanka Somalia ee ku jira Xerada Jasiira ee Muqdisho\u201dayuu yidhi Ergayga Yurub oo BBC-da waraysi siinayay.<\/p>\n<p>Ergayga ayaa sheegay in Ciidamadoodu ku lug leeyihiin sidii la isku dhex galin lahaa Ciidamdaa Somalia \u201cWaxay Ciidamadayadu sidoo kale ku lug leeyihiin sidii la iskugu dhafi lahaa Ciidamada Somalia ee ka kala yimid Gobolada Somalia\u201d ayuu yidhi Mr Michele.<\/p>\n<p>Ergaygu wuxuu sheegay in Somalia ay ku sugan yihiin Ciidamada badda Midawga Yurub \u201cBadda Somalia-na waxaa ku sugan Ciidamada ugu badan ee dibadda ka hawl gala ee ka socda Midawga Yurub, waxaana lagu magacaabaa EU-Atlanta, kuwaasi oo gaadhay guulo waaweyn oo hoos loogu dhigay falalka budhcad badeedda\u201d<\/p>\n<p>Ergayga Midawga Yurub waxaa la waydiiyay in tan iyo Markii falalka Budhcad Badeeda hoos loo dhigay ay badda Somalia ku soo bateen maraakiib sharci darro ah waxaanu ku jawaabay \u201cArrintaas waxaan ka maqlay dhawr qof oo Soomaali ah oo uu ku jiro Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas, laakiin, Ciidamada Midawga Yurub waxaa hawlahooda ka mid ah inay tabiyaan wararka Maraakiibta sida Sharci darrada ah uga kaluumaysanaysa Xeebaha Somalia oo u gudbiyaan Xaruntayada Brussels laakiin, ma haystaan Sharciyad ay arrintaasi ku joojiyaan\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN) Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone d&#8217;Urso ayaa markii ugu horreysay qiray in midowga Yurub ay ciidamo ka joogaan gudaha Soomaaliya. \u201cWaxaa jira 150 Askar Militariga Midawga Yurub ah oo Somalia ku sugan, waxay xoojinayaan tayada Ciidanka Somalia oo waxay talo siinayaan Wasaaradda Difaaca ee Somalia, waxay sidoo kale tababar siiyaan Ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6957,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6956","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Oc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6956","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6956"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6956\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}