{"id":69493,"date":"2022-09-14T20:25:42","date_gmt":"2022-09-14T20:25:42","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=69493"},"modified":"2022-09-14T20:25:42","modified_gmt":"2022-09-14T20:25:42","slug":"dagaal-yahanada-tigray-oo-lumiyey-gacan-ku-heynta-magaaalo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/09\/14\/dagaal-yahanada-tigray-oo-lumiyey-gacan-ku-heynta-magaaalo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Dagaal yahanada Tigray oo lumiyey gacan ku heynta magaaalo muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p data-reactid=\".1sbpn89pm4e.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-6321d7a0b93e504e258c7d21.0.6.0.0:$post_1\">Taliyaha ciidamada Tigreega ee ku sugan waqooyiga Itoobiya ,ee ay dagaalladu aafeeyeen, ayaa sheegay in dagaalyahannadiisa ay lumiyeen gacan ku haynta magaalo u dhow xuduudka gobolka uu la wadaago dalka ay deriska yihiin ee Eritrea.<\/p>\n<p data-reactid=\".1sbpn89pm4e.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-6321d7a0b93e504e258c7d21.0.6.0.0:$post_2\">Gen. Tadesse Werede, oo la hadlay TV-ga gobolka, ayaa sheegay in ciidamada wadajirka ah ee Itoobiya iyo Eritrea ay qabsadeen magaalada Sheraro.<\/p>\n<p data-reactid=\".1sbpn89pm4e.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-6321d7a0b93e504e258c7d21.0.6.0.0:$post_3\">Labada maamul ee Addis Ababa iyo Asmara, ayaan waxba ka sheegin sheegashadaas, iyo isgaarsiinta oo go\u2019day ayaa adkeysay in si madax bannaan loo xaqiijiyo.<\/p>\n<p data-reactid=\".1sbpn89pm4e.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-6321d7a0b93e504e258c7d21.0.6.0.0:$post_4\">Sheraro waxay ku taal meel 50km u jirta xuduudka. Tadesse ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada dawladu ay la wareegeen magaalada Addi Arkay, oo ah magaalo ku taal soohdinta u dhaxaysa Tigray, iyo maamulka koonfurta ay dariska yihiin ee Axmaarada, oo ay gacanta ku hayeen ciidamada Tigreega in ka badan hal sano.<\/p>\n<p data-reactid=\".1sbpn89pm4e.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-6321d7a0b93e504e258c7d21.0.6.0.0:$post_5\">Ciidamada dawladu ayaa waxa ay wadaan qorshayaal ay kula wareegayaan magaalooyinka Axum, Adigrat, Shire, oo ay galaan Mekelle [caasimada Tigrayg. Tadesse ayaa sheegay in hadafka ugu dambeeya uu yahay &#8220;in hubka laga dhigo&#8221; ciidamada Tigray.<\/p>\n<p data-reactid=\".1sbpn89pm4e.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-6321d7a0b93e504e258c7d21.0.6.0.0:$post_6\">Dadka Tigreega ah ayaa wajahaya weerar abaabulan, oo lagu magacaabi karo kii ugu weynaa,&#8221; ayuu yiri. Dowladda Itoobiya ayaa inta badan ka aamustay faahfaahinta dagaalka.<\/p>\n<p data-reactid=\".1sbpn89pm4e.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-6321d7a0b93e504e258c7d21.0.6.0.0:$post_7\">Horaantii todobaadkan, taliyaha guud ee ciidamada difaaca federaalka, Berhanu Jula, ayaa sheegay in ciidamadiisu ay si guul ah u fashiliyeen weeraradii ay bilaabeen ciidamada Tigray, isagoo aan bixin faahfaahin.<\/p>\n<p data-reactid=\".1sbpn89pm4e.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-6321d7a0b93e504e258c7d21.0.6.0.0:$post_8\">Saddex toddobaad, ayaa laga joogaa markii ay dib u soo cusboonaadeen iska horimaadka, iyadoo ay burburtay xabbad-joojin shan bilood socotey.<\/p>\n<p data-reactid=\".1sbpn89pm4e.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-6321d7a0b93e504e258c7d21.0.6.0.0:$post_9\">In kasta oo ay sii kordhayaan dalabyada lagu doonayo joojinta dagaalka, haddana dagaalka ayaa weli halkiisa kasii socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidamada Tigreega ee ku sugan waqooyiga Itoobiya ,ee ay dagaalladu aafeeyeen, ayaa sheegay in dagaalyahannadiisa ay lumiyeen gacan ku haynta magaalo u dhow xuduudka gobolka uu la wadaago dalka ay deriska yihiin ee Eritrea. Gen. Tadesse Werede, oo la hadlay TV-ga gobolka, ayaa sheegay in ciidamada wadajirka ah ee Itoobiya iyo Eritrea ay qabsadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69494,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-69493","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1f1b8279-fe0f-4425-8079-6f4ea38c8db6.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-i4R","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69493"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69495,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69493\/revisions\/69495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69494"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}