{"id":6938,"date":"2015-02-26T11:52:12","date_gmt":"2015-02-26T11:52:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6938"},"modified":"2015-02-26T11:52:12","modified_gmt":"2015-02-26T11:52:12","slug":"suldaanka-guud-ee-beelaha-subeer-awal-oo-si-adag-ugu-jawaabay-suldaan-maxamd-cabdiqaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/26\/suldaanka-guud-ee-beelaha-subeer-awal-oo-si-adag-ugu-jawaabay-suldaan-maxamd-cabdiqaadir\/","title":{"rendered":"Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal oo si adag ugu jawaabay suldaan maxamd cabdiqaadir"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_829C55-DAE82D-CB4395-6943C7-012435-1E7158.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6942\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_829C55-DAE82D-CB4395-6943C7-012435-1E7158.jpg?resize=210%2C210\" alt=\"IMG_829C55-DAE82D-CB4395-6943C7-012435-1E7158\" width=\"210\" height=\"210\" \/><\/a><\/p>\n<p>suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Awal \/ Subeer awal oo u Jawabay Suldaan Maxamad Cabdiqaadir , Suldaan Xasan Ayaa Barta uu Ku leyahay Mareegta Facebook soo dhigay Fariintan uu diray Suldaaan Maxamed Cabdi Qaadir waxayna uu dhigneyd sida tan&#8221;<\/p>\n<p>SULDAAN MAXED SULDAAN CABDIL QAADIR XAALBAAN KA SIIYAY ODAYADA REER SAAXIL EE UU KU WEERARAY WARBAAHINTA ODAYAASHAYDA. Suldaan maxed suldaan cabdi qaadir suldaan c\/laahi oo aanu kala mudaney taxgelin qadarin iyo xishmad soo jireena hadaan ahay suldaanka guud ee subulaha ilaa saaxil Suldan xasan suldan c\/laahi suldan cabdi raxmaan suldan diiriye runtii waxaanu haynaa laba saldanadood oo isku faca mataano ku ahaa talo boqornimo sharaf oo isku xili fog u soo ariminaayay sland waxa noo dheer tafiir qudha inaanu kasoo wada jeedno oo loo yaqaan bah dahabo ok dalka haduu turkigii joogay waxa uu ugu imanaayay labadayada awoow<\/p>\n<blockquote>\n<h3><\/h3>\n<\/blockquote>\n<h3>suldan diiriye garaad\u00a0iyo suldaan diiriye xasan oo geed qudha wada fadhiya oo boqoro dhulkoodii jooga ahaa oo dhinacna wada dhashay haduu ingiriis yimina labadii suldaan ee ku xigay suldan cabdiraxman suldan diiriye iyo suldan cabdilahi suldan diiriye oo geed qudha wada<\/h3>\n<h3>fadhiya haday xornimo usocdaan isku talo ah qof udhaxayn laguma koobi karo sida sooyaalkii tarikhed ee fogaa ee naga dhexeeya labada<\/h3>\n<h3>saldanadood hayeshee waxan isu haystaa inaan wali geedkii fadhiyo dhaqanku siduu ahaa odayaasha reer salaxley uma dhaafi karo asagaa<br \/>\nnoo dhexeeya saaxilna wadadeda inuu soo maro waa dow balse inbadan waan isu dhagooleeyay inbadan waan isu indholeeyay ha maqlin ha arkin malaha wuu kasoo degi faraskan dheeraynaaye hase yeeshee maanta waa inan xakamaha u qabtaa waxan leyahay suldan soo baydh oo kusoo noqo dhaqankii dadkayga reer saaxil siday ii xurmeyanbay kuu xurmeyan iyo si ka badan dadkayga reer gabiley sidoo kale ana reer<\/h3>\n<h3>\nsalaxley xurmo badanbaan ku qabaa oo taada ka badan warbahinta waxad marinayso jooji xaajooyinka kaleba sidaad iigaga timaad la kaalay wixii aad saluugto marna ha ii weydaaran odayaasha yaanay iyana kusoo gaadhine waa talo hoga tusaaleyn iyo waano xambaarsan<\/h3>\n<h3>reer saaxil oon suldaan u ahay xaalbaan ka siiyay dhinacii bah ahaan suldan maxed suldaan cabdi qaadir waxa kale oo xusid mudan haba yaraatee dhaqankeena soo jireenka ah kuma jirto suldaanka guud ee dalku qolyaha saxaafadu haka waantoobeen suldaanku maaha administration ee waa hogaan dhaqan oo beel ama laba beelood u bokhran oo cumaamada u haya qaran waxaa metela ninkaa distoriga ah ee kitaabka u maray sida madaxweyne xildhiban parlaman ama degaan luquntu madaxa ma dhaafto kii maamula shaqadiisa waala yaqaan kii dhaqana ardaagiisa<\/h3>\n<h3>\nwaa layaqan saxaafadu haday ka xishooto suldaanka habar awal qabyaaladaa sidii berigii hore ee xoriya iyo jamhuriya deganka hasheegen suldanka subulaha ilaa saxil suldaan maxed walaalkayna suldanka guud ee salaxley waa ok suldaanka guud ee qaranka waa madaxweynaha dalka shucubteena iyo qabaa ilkenuna waa suldan. Caqil iyo cheif caqil beelna beel waxba uma dhiibane shaadhka hanaga weyneynina<\/h3>\n<h3>\nmarkaad wax qoraysaan markaad suuqa joogtaan hana odhanina suldaankii ciidagale ama awal ama arab dhaqanka intuu hayo sheega wasiirka sidiisa u sheega xilalkaa qaranka waabad sheegtane dhaqankana sidiisa u sheega waayo janareshinka inaga danbeeya haka khalkhalina dhaqanka jamhuriyada som.lanbaa umada ka dhexaysa &#8220;<\/h3>\n<h3>\nwabilaahi towfiiq<\/p>\n<p>Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi<\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Awal \/ Subeer awal oo u Jawabay Suldaan Maxamad Cabdiqaadir , Suldaan Xasan Ayaa Barta uu Ku leyahay Mareegta Facebook soo dhigay Fariintan uu diray Suldaaan Maxamed Cabdi Qaadir waxayna uu dhigneyd sida tan&#8221; SULDAAN MAXED SULDAAN CABDIL QAADIR XAALBAAN KA SIIYAY ODAYADA REER SAAXIL EE UU KU WEERARAY WARBAAHINTA [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6942,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6938","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1NU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6938","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6938"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6938\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}