{"id":6920,"date":"2015-02-26T10:53:27","date_gmt":"2015-02-26T10:53:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6920"},"modified":"2015-02-26T10:53:27","modified_gmt":"2015-02-26T10:53:27","slug":"afar-eedaysane-oo-maxkamada-hargaysa-ka-hor-qirtay-keenista-ilaacadi-baadi-goob-iyo-xisbiga-wadani-oo-lala-xidhiidhiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/26\/afar-eedaysane-oo-maxkamada-hargaysa-ka-hor-qirtay-keenista-ilaacadi-baadi-goob-iyo-xisbiga-wadani-oo-lala-xidhiidhiyay\/","title":{"rendered":"Afar Eedaysane Oo Maxkamada Hargaysa Ka Hor Qirtay Keenista Ilaacadi Baadi-goob Iyo Xisbiga WADANI Oo Lala Xidhiidhiyay"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/baadi-goob-FM2.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6921\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/baadi-goob-FM2.jpg?resize=281%2C222\" alt=\"baadi-goob-FM2\" width=\"281\" height=\"222\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex aaya saddex fadhi dhagaysatay dacwada afar eedaysane oo lagu soo qabtay idaacad sharci darro ah oo la magic-baxday Baadi-goob oo ka hadli jirtay magaalada Hargeysa xilliyada habeenkii, taas oo ciidamadda boolisku gacanta ku soo dhigeen dabayaaqadii bishii Nofember ee sanadkii hore.<\/h2>\n<h2>Ku xigeenka xeer ilaaliyaha gobolka Maroodi Jeex Cabdikariim Axmed oo shalay wargeyska\u00a0<strong>DAWAN<\/strong>, wax ka waydiiyay halka ay marayso dacwada afarta eedaysane ee lagu soo qabtay idaacada sharci darrada ah ee la odhan jiray baadi-goob ayaa waxa uu sheegay in eedaysanayaashu maxkamadda horteeda ka qirteen in mulkiyada Idaacadaasi lahaayeen kana hawl-galayeen, waxaana uu intaasi ku ladhay in kalfadhi dambe maxkamadda degmadu ka yeelan doonto gabo-gabeynta kiiska eedaysaneayashaas.<\/h2>\n<h2>Cabdikariin Axmed oo arrimahaasi ka hadlayayna waxa uu yidhi \u201cKiiskaasi markii ay noo soo gudbiyeen qaybta baadhista dambiyada ee Boolisku waxa aanu markii aanu akhrinay gal-dacwadeedka u gudbinay maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex si loo dhagaysto dacwadda, maxkamaddu saddex fadhi waxay dhagaysatay dacwadii loo haystay afarta eedaysane ee lagu eedaynayo idaacadaasi sharci darrada ah inay ka faafinayeen warar been abuur ah iyo dacaayado dadka lagu kicinayo oo lagaga horkeenayo qaranka, waxaana maxkamadda horteeda keenay idaacadii iyo qalabkii ay ku shaqaynaysay idaacadaas oo ahayd idaacad FM.\u201d<br \/>\nXeer ilaaliye ku xigeenka gobolka Maroodi Jeex waxa uu xusay in maxkamadda horteeda ay ka qirteen in ay iyagu lahaayeen kana hawlgalayeen idaacadan sharci darrada ah, waxanu yidhi \u201cEedaysanayaashu maxkaamddu markii ay wax ka waydiisay dambigan way qirteen in iyagu idaacadan isticmaalayeen inay sii daayeen wararkan lagu eedaynayo, waxa kale oo maxkamadda u gudbinay qaraalkii eedaysanayaashu maxkamadda horteeda ka bixiyeen iyo wixii ay ka sii daayeen idaacada oo duuban.\u201d<br \/>\nCabdikariin Axmed waxa kale oo uu sheegay in marxaladii ugu dambaysay ay marayso dacwadani maxkamadduna go\u2019aan ka soo saari doonto gal-dacwadeedkan, waxaanu yidhi \u201cDacwadii imika gabo-gabo ayay maraysaa waxa aynu sugaynaa balan dambe ee maxkamaddu noo soo mudayso si dacwadda loo gabogabeeyo, go\u2019aana ay maxkamaddu uga soo saarto, markaas waxa aanu ku wareejinay idaacadii maxkamadda go\u2019aankana maxkamadda ayaa laga sugi doonaa goorta ay noo soo qabato si loo gabogabeeyo dacwadda, waxaana ay leeyihiin qareenno difaacaya eedaysaneyaasha.\u201d<\/h2>\n<h2>\u201cEedaysanayaashani iyagaa maxkamadda horteeda ka sheegtay in ninka la yidhaahdo Yoonis Faarax Cismaan soo iibiyay idaacadan oo isagu lahaa inta badan lacagta <strong>lagu<\/strong> soo iibiyay idaacadan, saaxiibadiina inta kale leeyihiin, balse inta badan uu isagu lahaa lacagta lagu diray idaacadda,\u201dayuu yidhi Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha gobolku.<br \/>\nDhinaca kale warar aanu ka helay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in afartan eedaysane ay u adeegayeen xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI. Waxaanay idaacadaasi baahin jirtay warar been abuur ah oo la iskaga hor keenayay shacbiga iyo dawladda Somaliland iyo heeso lagu cambaareynayo dalka Itoobiya, waxa iyana aan la garanaynin tallaabada laga qaaday mulkiilihii gurigii fal-dambiyeedkaas lagu galay.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex aaya saddex fadhi dhagaysatay dacwada afar eedaysane oo lagu soo qabtay idaacad sharci darro ah oo la magic-baxday Baadi-goob oo ka hadli jirtay magaalada Hargeysa xilliyada habeenkii, taas oo ciidamadda boolisku gacanta ku soo dhigeen dabayaaqadii bishii Nofember ee sanadkii hore. Ku xigeenka xeer ilaaliyaha gobolka Maroodi Jeex Cabdikariim Axmed oo shalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6921,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6920","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1NC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6920","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6920"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6920\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}