{"id":6919,"date":"2015-02-26T10:54:22","date_gmt":"2015-02-26T10:54:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6919"},"modified":"2015-02-26T10:54:22","modified_gmt":"2015-02-26T10:54:22","slug":"saddex-lala-xiriiriyay-daacish-oo-lagu-xiray-usa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/26\/saddex-lala-xiriiriyay-daacish-oo-lagu-xiray-usa\/","title":{"rendered":"Saddex lala xiriiriyay Daacish oo lagu xiray USA"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape full-width has-caption lead\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/660\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2015\/02\/25\/150225064404_isis-islamic_state_512x288_afp.jpg?resize=512%2C288\" alt=\"Daacish\" width=\"512\" height=\"288\" \/><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Maraykanka ayaa lagu xiray dad la sheegay inay doonayeen inay ku biiraan Daacish<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Mareykanka ayaa lagu xiray saddex nin oo ajnebi ah oo ku nool Brooklyn, kuwaasi oo saraakiisha FBI-du sheegeen in ay doonayeen in ay ku biiraan kooxda Daacish.<\/p>\n<p>FBI-da ayaa sheegtay in labo ka mid ah raggaasi ay ku hanjabeen in ay dilayaan xubno ka tirsan booliska iyo FBI-da mareykanka haddii ay u suurtagali weydo in ay u safraan dalka Suuriya.<\/p>\n<p>Raggani ayaa laga shakiyay kaddib markii bilo ka hor ay qoraal ku daabaceen bog internedka ah, iyagoo adeegsanayo luuqadda usbeegga ee looga hadla dalka Uzbekistan.<\/p>\n<p>Sida ay FBI-du sheegtay boggaasi ayay raggani ku daabaceen warar sheegayay in ay dilayaan madaxweynaha mareykanka Barack Obama.<\/p>\n<p>Saddexdani nin oo labo ay u dhalatay Uzbekistan midna u dhashay Kazakhstan, ayaa lagu soo eedeeyay in ay isku dayayeen in ay taageero siiyaan koox argagixiso ajanabi ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maraykanka ayaa lagu xiray dad la sheegay inay doonayeen inay ku biiraan Daacish Mareykanka ayaa lagu xiray saddex nin oo ajnebi ah oo ku nool Brooklyn, kuwaasi oo saraakiisha FBI-du sheegeen in ay doonayeen in ay ku biiraan kooxda Daacish. FBI-da ayaa sheegtay in labo ka mid ah raggaasi ay ku hanjabeen in ay dilayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6923,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6919","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1NB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6919","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6919"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6919\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6919"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6919"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6919"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}