{"id":6914,"date":"2015-02-26T10:47:41","date_gmt":"2015-02-26T10:47:41","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6914"},"modified":"2015-02-26T10:47:41","modified_gmt":"2015-02-26T10:47:41","slug":"madaafiic-lagu-weeraray-xarunta-villa-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/26\/madaafiic-lagu-weeraray-xarunta-villa-somalia\/","title":{"rendered":"Madaafiic lagu weeraray xarunta Villa Somalia"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-183818\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/villa-somaliya.jpg?resize=640%2C397\" alt=\"villa-somaliya\" width=\"640\" height=\"397\" \/><\/p>\n<p>Ugu yaraan afar Mooter ayaa lagu soo tuurey xarunta Villa Somalia ee looga taliyo Dowladda Soomaaliya. Dad ku dhaw goobta ayaa sheegaya in qaar kamid ah Hoobiyaasha la soo tuurey labo kamid ah ay gudaha ugu dhaceen xarunta Villa Somalia. Ma jirto cid kamid ah Dowladda oo ka hashey ama xaqjjisey in Hoobiyaashu ay khasaro geysteen.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Meelaha kale ee Hoobiyaashu ku dhaceen ayaa ah Ex-Fiora iyo 15 May oo ku dhaw Madaxtooyada Villa Somalia<\/p>\n<\/div>\n<p>Dhawaaqa qaraxa Hoobiyaasha ayaa laga maqlaayey dhamaan xaafadaha ku dhaw xarunta Villa Somalia<\/p>\n<p>Waxaa xiran dhamaan waddooyinka taga Villa Somalia.<\/p>\n<p>Idaacadda ku hadasha afka ururka al-Shabaab ee Andulus ayaa sheegtey in Xarakadu ay weerar Mootaro ah ku qaadey xarunta Villa Somalia iyo safaaradaha ku dhaw khasaaro ba\u2019ana ay geysteen.<\/p>\n<p>Waa markii u horeysey iyada oo maalin ah ururka al-Shabaab ay weerar la adeegsanayo gantaalada Motor-ka ay ku weeraraan xarunta Villa Somalia, waxaana ay calamaad u tahay awoodda al-Shabaab ay u leeyihiin weli in ay weeraro badheedh ah ka fuliyaan Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan afar Mooter ayaa lagu soo tuurey xarunta Villa Somalia ee looga taliyo Dowladda Soomaaliya. Dad ku dhaw goobta ayaa sheegaya in qaar kamid ah Hoobiyaasha la soo tuurey labo kamid ah ay gudaha ugu dhaceen xarunta Villa Somalia. Ma jirto cid kamid ah Dowladda oo ka hashey ama xaqjjisey in Hoobiyaashu ay khasaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6915,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6914","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Nw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6914","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6914"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6914\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}