{"id":69038,"date":"2022-08-11T22:32:05","date_gmt":"2022-08-11T22:32:05","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=69038"},"modified":"2022-08-11T22:32:05","modified_gmt":"2022-08-11T22:32:05","slug":"uk-oo-hoggaamiyeyaasha-somaliland-ugu-baaqday-inay-ka-wada-hadlaan-khilaafka-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/08\/11\/uk-oo-hoggaamiyeyaasha-somaliland-ugu-baaqday-inay-ka-wada-hadlaan-khilaafka-doorashada\/","title":{"rendered":"UK Oo Hoggaamiyeyaasha Somaliland Ugu Baaqday Inay Ka Wada-hadlaan Khilaafka Doorashada"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Ingiriiska, ayaa ka hadashay dibed-baxyada ay Maanta taageerayaasha Xisbiyada Mucaaradka ee Somaliland ka sameeyeen Gobollada dalka.<\/p>\n<p>Wakiilka Dawladda Ingiriiska u joogta Somaliland Lizzia Walker, ayaa sheegtay in Qof kasta oo Muwaadin ah iyo Ururraduba ay xaq u leeyihiin Inay isku yimaaddaan oo ay dareenkooda muujiyaan, balse mar walba loo baahan yahay in sharciga la raaco isla-markaana Nabadgalyada la ilaaliyo.<\/p>\n<p>Lizzia Walker oo Qoraal ku baahisay boggeeda Twitter-ka, ayaa tidhi &#8220;Qof kastaa waxa uu xaq u leeyahay oo uu xor u yahay isku imaatin nabadeed. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan dhinacyada inay u dhaqmaan si nabdoon oo ay raacaan sharciga..&#8221;<\/p>\n<p>Wakiilka UK u joogta Somaliland, waxay hoggaamiyeyaasha Somaliland ugu baaqday Inay iskugu yimaaddaan Wada-hadal, xalna ka gaadhaan khilaafka doorashada &#8220;Waxa aanu mar kale carrabka ku adkaynaynaa muhiimadda ay leedahay in Madaxda Somaliland ay ka qayb galaan wada-hadal wax ku ool ah, si ay is-afgarad uga gaadhaan qorshe-hawleed doorasho si loo ilaaliyo nabadda, xasiloonida iyo dimuqraadiyadda Somaliland..&#8221;ayay tidhi Wakiilka Dawladda Ingiriiska u joogta Somaliland Lizzia Walker.<\/p>\n<p>Lizzia Walker, ayaa noqonaysa Masuulkii koowaad ee matalaya Dawladaha galbeedka ee taageera Somaliland ee ka hadla khilaafka la xidhiidha doorashooyinka Madaxtooyada iyo Ururrada siyaasadda ee xilligan ka taagan Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Ingiriiska, ayaa ka hadashay dibed-baxyada ay Maanta taageerayaasha Xisbiyada Mucaaradka ee Somaliland ka sameeyeen Gobollada dalka. Wakiilka Dawladda Ingiriiska u joogta Somaliland Lizzia Walker, ayaa sheegtay in Qof kasta oo Muwaadin ah iyo Ururraduba ay xaq u leeyihiin Inay isku yimaaddaan oo ay dareenkooda muujiyaan, balse mar walba loo baahan yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69040,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-69038","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/maxresdefault-19.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hXw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69039,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69038\/revisions\/69039"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69040"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}