{"id":69028,"date":"2022-08-10T15:27:43","date_gmt":"2022-08-10T15:27:43","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=69028"},"modified":"2022-08-10T15:27:43","modified_gmt":"2022-08-10T15:27:43","slug":"xukuumada-somaliland-oo-goaan-kasoo-saartay-mudaharaadada-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/08\/10\/xukuumada-somaliland-oo-goaan-kasoo-saartay-mudaharaadada-mucaaradka\/","title":{"rendered":"Xukuumada Somaliland oo go&#8217;aan kasoo saartay mudaharaadada mucaaradka"},"content":{"rendered":"<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Hargeysa (Arabsiyonews):- Xukuumada Somaliland ayaa fasaxday qabashada mudaharaadada mucaaradka ee qorshaysan Khamiista berri, waxayna go&#8217;aamisay in ay ka dhacaan xarumaha xisbiyada mucaaradka ee lixda gobol doorasho.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wasiirka arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo isaga iyo wasiiro kale ay shir ilaa saaka kula jireen guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo sheegay in uu ka wakiil yahay isbahaysiga mucaaradka, ayaa sheegay in mucaaradka iyo xukuumadu isku raaceen in mudaharaadadu ka dhacaan xarumaha xisbiyada.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wasiirka ayaa sheegay in xukuumadda iyo mucaaradku ku heshiiyeen in mudaharaadku qabsoomo saacadaha u dhexeeya 7:00 subaxnimo ilaa 12:00 duhurnimo, isla markaana ay madaxda mucaaradku masuul ka noqon doonaan wixii dhibaato ah ee ay mudaharaadayaashu gaystaan.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Kaahin sidookale, waxa uu ciidamada booliiska faray in ay ilaaliyaan nabadgalyada muwadiniinta mudaharaadaysa, dhinaca kalena ay talaabo ka qaadaan cidkasta oo ku kacda fal amni daro.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Goobta uu wasiirku ka hadlayay kama muuqaan guddoomiye Faysal Cali Waraabe, oo isagu wasiirka shir kula jira ilaa subixii, lamana garan karo hadii ay mucaaradku si buuxda ugu qanceen heshiiska uu wasiir Kaahin sheegay in ay gaadheen.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Hargysa Office<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews):- Xukuumada Somaliland ayaa fasaxday qabashada mudaharaadada mucaaradka ee qorshaysan Khamiista berri, waxayna go&#8217;aamisay in ay ka dhacaan xarumaha xisbiyada mucaaradka ee lixda gobol doorasho. Wasiirka arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo isaga iyo wasiiro kale ay shir ilaa saaka kula jireen guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo sheegay in uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69030,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-69028","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/maxresdefault-17.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hXm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69028"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69029,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69028\/revisions\/69029"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69030"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}