{"id":68949,"date":"2022-08-03T19:53:51","date_gmt":"2022-08-03T19:53:51","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68949"},"modified":"2022-08-03T19:53:51","modified_gmt":"2022-08-03T19:53:51","slug":"shiinaha-uu-u-hanjabay-dawlad-ay-xidhiidh-wanaagsan-leeyihiin-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/08\/03\/shiinaha-uu-u-hanjabay-dawlad-ay-xidhiidh-wanaagsan-leeyihiin-somaliland\/","title":{"rendered":"Shiinaha Uu U Hanjabay Dawlad Ay Xidhiidh Wanaagsan Leeyihiin Somaliland."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Afahayeenka Aqalka Wakiilada ee Dalka Mareykanka Nancy Pelosi, ayaa soo afjartay booqasho ay ku tagtay Jasiiradda Taiwan.<\/p>\n<p>Afahayeenka Aqalka Wakilada Mareykanka Miss Nancy Pelosi, ayaa sheegtay in booqasheeda Taiwan looga gol leeyahay in lagu caddeeyo in Mareykanka uu weli taageerayo jasiiradda Taiwan.<\/p>\n<p>Waa mas\u2019uulkii ugu sarreeyay ee ka socda Maraykanka ee booqda Taiwan muddo 20 sano ah,, waxayna taasi ka cadhaysiisay Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha.<\/p>\n<p>Nancy ayaa sheegtay in xidhiidhka Taiwan iyo Mareykanka uu sii xoogeysanayo, isla-markaana uu ku saleysan qiyamka ka dhexeeyo, kadib markii ay kulan la qaadatay Madaxweynaha Taiwan oo ah Haweenay lagu Magacaabo Tsai-ing-wen.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Taiwan Miss Tsai-ing-wen, ayaa kulanka ay la yeelatay Nancy ku sheegtay inuu sii xooganeysanayo halista militeri ee Shiinuhu ku hayo jasiiradda Taiwan, balse aanay Taiwan u jixin-jixi doonin tallaabooyinka uu Shiinuhu ku hadidayo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, John Kirby oo ah Afhayeenka waaxda arrimaha qaranka Mareykanka ayaa sheegay in booqashada Nancy ee Taiwan ay la jaan qaadeyso siyaasadda Shiinaha isla markaana aan loo baahneyn in arrinta loo rogo qalalaase.<\/p>\n<p>Daqiiqo kadib, markii ay Nancy Pelosi ka degtay Taiwan, Shiinaha wuxuu sheegay in uu sameyn doono dhoolatus militeri oo maalmo qaadan doono oo ay ka mid yihiin gantaallada riddada dheer oo uu ku garaaci doono agagaarka badda Taiwan.<\/p>\n<p>Dowladda Taiwan waxay cambaareysay qorshaha Shiinaha ee ku saabsan in dhoolatus militeri uu ka sameynayo agagaarka jasiiradda Taiwan, tallaabadaas oo ah jawaab ka dhan ah booqashada Pelosi.<\/p>\n<p>Dawladda Shiinaha ayaa rumaysan in Taiwan tahay Jasiirad ka mid ah dhul-weynihiisa, waxaanu mar walba sheegaa inaanu Raalli ka ahayn in dalalka dunidu xidhiidh la sameeyaan.<\/p>\n<p>Taiwan oo aan weli la aqoonsan, ayaa xidhiidh Wanaagsan la leh Somaliland oo lafteeda aan la aqoonsanayn.<\/p>\n<p>Taiwan ayaa Xafiis diblumaasiyadeed ku leh Hargeysa, waxaana u jooga Wakiil, halka Somaliland-na ay Xafiis diblumaasiyadeed ku leedahay Caasimadda Taiwan ee Tiapea.<\/p>\n<p>Shiinaha ayaa si weyn uga soo horjeedsaday xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan, waxaanu illaa hadda wadaa culaysyo diblumaasiyadeed oo ku doonayo inuu ku wiiqo xidhiidhka Hargeysa iyo Tiapea.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Afahayeenka Aqalka Wakiilada ee Dalka Mareykanka Nancy Pelosi, ayaa soo afjartay booqasho ay ku tagtay Jasiiradda Taiwan. Afahayeenka Aqalka Wakilada Mareykanka Miss Nancy Pelosi, ayaa sheegtay in booqasheeda Taiwan looga gol leeyahay in lagu caddeeyo in Mareykanka uu weli taageerayo jasiiradda Taiwan. Waa mas\u2019uulkii ugu sarreeyay ee ka socda Maraykanka ee booqda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68950,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68949","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Snapshot_1222.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hW5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68949","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68949"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68951,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68949\/revisions\/68951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}