{"id":68937,"date":"2022-08-02T16:10:44","date_gmt":"2022-08-02T16:10:44","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68937"},"modified":"2022-08-02T16:10:44","modified_gmt":"2022-08-02T16:10:44","slug":"soomaaliyamaxbuuskii-alshabaab-oo-lagu-maamuusay-xilka-ugu-sareeya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/08\/02\/soomaaliyamaxbuuskii-alshabaab-oo-lagu-maamuusay-xilka-ugu-sareeya\/","title":{"rendered":"Soomaaliya:Maxbuuskii Alshabaab Oo Lagu Maamuusay Xilka Ugu Sareeya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(Arabsiyonews):-Ra\u2019iisul Wasaraaha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ku dhowaaqay golihiisa wasiirada cusub ee muddada la sugayey, waxaana ka muuqdo isbeddelo cusub.<br \/>\nGolaha cusub oo uu ugu magac daray Dan Qaran wuxuu ka kooban yahay 25 Wasaaradood, halkii xukuumaddii ka horreysay ay ahayd 26.Waxyaabaha la yaabka leh waxaa ka mid ah in Mukhtar Robow oo hore u ahaa hoggamiye ku xigeenka Shabaab muddo afar sano ahna u xirnaa dowladda in loo magacaabay wsaaradda diinta iyo awqaafta.<br \/>\nWasaaradaha qaar ayaa la baabi\u2019yay, mid kalana waa la abuuray.<br \/>\nWaxaa Meesha laga saaray wasaaraddii Gargaarka iyo Musiibooyinka, malaha maadama madaxweyne Xasan Sheekh uu horey u magacaabay, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ergeyga gaarka ah ee arrimaha abaaraha iyo gargaarka bani\u2019aadamino.<br \/>\nSidoo kale waxaa meesha laga saaray wasaaradda dastuurka oo horay gooni ugu taagneyd, waxaana hadda la raaciyey wasaaradda cadaaladda oo noqoneysa wasaaradda Cadaaladda iyo dastuurka, waxaana loo magacaabay Xasan Macallin.<br \/>\nLabadan wasaarad ee meesha laga saaray ayaa tirada wasaaradaha ka dhigi lahaa 24, balse waxaa lasoo kordhiyey wasaarada cusub oo ah wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada.<br \/>\nAxmed Macallin Fiqi ayaa laga dhigay wasiirka arrimaha gudaha halka Dr Maxamed Sheekh Cali ( Doodishe) loo dhiibay wasaaaradda amniga.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Muqdisho Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(Arabsiyonews):-Ra\u2019iisul Wasaraaha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ku dhowaaqay golihiisa wasiirada cusub ee muddada la sugayey, waxaana ka muuqdo isbeddelo cusub. Golaha cusub oo uu ugu magac daray Dan Qaran wuxuu ka kooban yahay 25 Wasaaradood, halkii xukuumaddii ka horreysay ay ahayd 26.Waxyaabaha la yaabka leh waxaa ka mid ah in Mukhtar Robow oo hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68938,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68937","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Snapshot_1247.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hVT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68937","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68937"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68939,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68937\/revisions\/68939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68938"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}