{"id":68750,"date":"2022-07-21T21:34:47","date_gmt":"2022-07-21T21:34:47","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68750"},"modified":"2022-07-21T21:34:47","modified_gmt":"2022-07-21T21:34:47","slug":"maraykanka-oo-ka-hadlay-xayiraadda-somaliland-saartay-idaacadda-bbc-da","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/07\/21\/maraykanka-oo-ka-hadlay-xayiraadda-somaliland-saartay-idaacadda-bbc-da\/","title":{"rendered":"Maraykanka Oo Ka Hadlay Xayiraadda Somaliland Saartay Idaacadda BBC-da."},"content":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Xildhibaannada aqalka Koongarayska Maraykanka, ayaa Dawladda Somaliland u soo jeediyey inay sii waddo sharfidda Saxaafadda iyo la shaqaynteeda.<\/p>\n<p>Koongaraysku waxay Somaliland ugu baaqay Inay sii waddo sharafta ay ku dhex leedahay dalalka Geeska Afrika ee dhinacyada dimuqraadiyadda, xorriyatul-qawlka iyo Madax-banaanida Saxaafadda.<\/p>\n<p>Baaqa Xildhibaannada Koongarayska, ayaa soo baxay Maalin ka dib, markii Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku dhawaaqday inay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da ka mabmuucday inay ka shaqayso gudaha Somaliland, arrintaasi oo marka indhaha Caalamka lagu eego lagu tilmaamay wax aan faa&#8217;iido u lahayn siyaasadda Arrimaha dibedda ee Somaliland isla-markaana dhaawacaysa sumcaddii Somaliland ee dibedda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Xildhibaannada Aqalka Koongarayska ee Maraykanku waxay sheegeen inay sii wadayaan hindisaha lagu yagleelayo xidhiidh adag oo Washington D.C ay la yeelato Somaliland.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Safiirkii hore ee Dawladda Maraykanka u joogay Dalka Itoobiya, sidoo kalena soo noqday Ergayga Xoghayaha guud ee arrimaha dibedda Maraykanka u qaabilsana Afrika Ambassador Timbor Nagy oo isaguna ka hadlay Xayiraadda Somaliland saartay Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay in xayiraadda Warbaahinta ay ka wanaagsan tahay in wax la baro Suxufiyiinta.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68752\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/07\/21\/maraykanka-oo-ka-hadlay-xayiraadda-somaliland-saartay-idaacadda-bbc-da\/arabsiyonews-photo-file-2\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Arabsiyonews-Photo-File.jpg?fit=720%2C720&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"720,720\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"Arabsiyonews Photo File\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Arabsiyonews-Photo-File.jpg?fit=696%2C696&amp;ssl=1\" class=\"alignnone  wp-image-68752\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Arabsiyonews-Photo-File.jpg?resize=441%2C441&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"441\" height=\"441\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Arabsiyonews-Photo-File.jpg?w=720&amp;ssl=1 720w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Arabsiyonews-Photo-File.jpg?resize=300%2C300&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Arabsiyonews-Photo-File.jpg?resize=150%2C150&amp;ssl=1 150w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Arabsiyonews-Photo-File.jpg?resize=696%2C696&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Arabsiyonews-Photo-File.jpg?resize=420%2C420&amp;ssl=1 420w\" sizes=\"auto, (max-width: 441px) 100vw, 441px\" \/><\/p>\n<p>Ambassador Timbor Nagy oo arrimahaa kaga hadlay qoraal uu ku baahiyey Boggiisa Twitter-ka, ayaa yidhi &#8220;Si buuxda ha loo fahmo niyad-jabka Somaliland ee ku aaddan tebinta Laanta Af-Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, laakiin mamnuucidda warbaahinta caalamiga ahi waa mid aan faa&#8217;iido lahayn, waayo?\u00a0 Saxaafaddu waxay mar walba heshaa erayga ugu dambeeya. Markaa waxaa ka wanaagsan (Xayiraadda) in wax la baro intii la isku dayi lahaa in la meesha laga saaro..&#8221;<\/p>\n<p>Dawladda Somaliland, ayaa laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da ku eedaysay inay ku xad-gudubtay Qaranimada iyo haybadda Dawladnimo ee Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Xildhibaannada aqalka Koongarayska Maraykanka, ayaa Dawladda Somaliland u soo jeediyey inay sii waddo sharfidda Saxaafadda iyo la shaqaynteeda. Koongaraysku waxay Somaliland ugu baaqay Inay sii waddo sharafta ay ku dhex leedahay dalalka Geeska Afrika ee dhinacyada dimuqraadiyadda, xorriyatul-qawlka iyo Madax-banaanida Saxaafadda. Baaqa Xildhibaannada Koongarayska, ayaa soo baxay Maalin ka dib, markii Xukuumadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68751,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68750","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Snapshot_1118.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hSS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68750","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68750"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68753,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68750\/revisions\/68753"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68751"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}