{"id":6866,"date":"2015-02-25T13:11:43","date_gmt":"2015-02-25T13:11:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6866"},"modified":"2015-02-25T13:11:43","modified_gmt":"2015-02-25T13:11:43","slug":"jaaliyada-beesha-ayuub-ee-ingiriiska-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xukumada-siilaanyo-iyo-qodobo-ay-soo-saareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/25\/jaaliyada-beesha-ayuub-ee-ingiriiska-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xukumada-siilaanyo-iyo-qodobo-ay-soo-saareen\/","title":{"rendered":"Jaaliyada Beesha Ayuub ee Ingiriiska oo Kalsoonidii kala Noqotay Xukumada Siilaanyo Iyo Qodobo ay soo saareen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayuub7.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6867\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayuub7-300x300.jpg?resize=300%2C300\" alt=\"ayuub7\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>London(AN) Jaaliyada Beesha Ayuub Sheekh Isaxaaq ee Waddanka Ingiriiska ayaa Shir ay ku yeeshen Magaalada London waxay Sheegen in kalsoonidii kala Noqdeen Xisbiga Tallada Haya ee kulmiye iyo Xukumada Madaxweyne Siilaanyo.<\/p>\n<p>Ka dib markii uu dhamaaday Shirkaasi ayaa waxa laga soo saaray Warmurtiyadeed u dhignaa Siddan. \u201cMaalintii Axadii ee ay taariikhdu ahayd 22\/02\/2015 ayaa Qurbo joogta Beelaha Ayuub ee London ku qabsadeen shir galbeedka magaalada London, shirkaas oo ay kaga wada tashanayeen aayaha iyo mustaqbalka beesha\u00a0 mid dhaw iyo dheerba, haddii ay tahay mid dhaqaale, mid siyaasadeen iyo mid bulshadeedba, Shirkan ayaa waxaa ka soo qaybgalay dhamaanba qaybaha kala duwan ee beesha, sida haweenka, dhalinyarada, aqoonyahanada,\u00a0 odayaasha iyo waxgaradka beesha.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayuub7.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-40996 aligncenter\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayuub7.jpg?resize=480%2C480\" alt=\"ayuub7\" width=\"480\" height=\"480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayuub6.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-40995 aligncenter\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayuub6.jpg?resize=581%2C1032\" alt=\"ayuub6\" width=\"581\" height=\"1032\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayuub5.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-40994 aligncenter\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayuub5.jpg?resize=480%2C640\" alt=\"ayuub5\" width=\"480\" height=\"640\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayuub3.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-40993 aligncenter\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayuub3.jpg?resize=640%2C480\" alt=\"ayuub3\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayuub2.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-40992 aligncenter\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayuub2.jpg?resize=360%2C640\" alt=\"ayuub2\" width=\"360\" height=\"640\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayub8.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-40991 aligncenter\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayub8.jpg?resize=640%2C480\" alt=\"ayub8\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayub4.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"40990\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/11\/daawo-maxaad-ka-taqaanaa-cisbitaalka-shaydaanka-barnaamijka-lama-filaan\/tuta\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/tuta.jpg?fit=236%2C177&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"236,177\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"tuta\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/tuta.jpg?fit=236%2C177&amp;ssl=1\" class=\"size-full wp-image-40990 aligncenter\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ayub4.jpg?resize=640%2C480\" alt=\"ayub4\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Ayub1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"40989\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/11\/daawo-maxaad-ka-taqaanaa-cisbitaalka-shaydaanka-barnaamijka-lama-filaan\/tyy\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/tyy.jpg?fit=700%2C506&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"700,506\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;mcm&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;MINOLTA DiMAGE A200&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;all rights reserved. may not be reproduced without permission.&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;7.19&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;50&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"tyy\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/tyy.jpg?fit=696%2C503&amp;ssl=1\" class=\"size-full wp-image-40989 aligncenter\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Ayub1.jpg?resize=640%2C480\" alt=\"Ayub1\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a>Ujeedoojinka ugu waawaynaa \u00a0ee shirka ayaa ahaa in ay beeshu dib u eegis kusamayso wax yaabihii u qabsoomay beesha shantii sano ee la soo dhaafay, haday tahay dhinaca arimaha bulshada iyo xaga horumarka siyaasada. Falan qayn dheer ayay beeshu ka yeelatay arimo badan u gaar ah beesha, waxaase si qotodheer loogu qaadaadhigay mustaqbalka beesha ee xaga arimaha siyaasada gaar ahaan mawqifka ama go\u2019aamada ay beeshu qaadandoonto arimaha siyaasada Somaliland, waxaa laysla gartay oo markhati madooon ah, inaan haba yaraatee beelaha Ayuub oo taageeray boqolkiiba boqol (100%100) xukuumada hada talada haysa wakhtigii ololaha doorashada 2010kii, hase ahaatee aanay marnaba beeshu kahelin mudnaantii iyo xaqii ay kulahay xukuumada hada talada haysa, dhinac kasta oo laga eego haday tahay xaga saami qaybsiga, horumarinta adeegyada bulshada xag dhaqaale, waxbarasho, caafimaad, Biyo la\u2019aanta iyo dhamaanba adeegyadii ay u baahnayd in ay bulsho ku horumarto.<\/p>\n<p>Dhibaatooyinka kala duwan oo laga dheehan karo dhamaanba degmooyinka meelaha ay beeshu degto Taasoo \u00a0wax kasii dhaca mooyee aan waxba kusoo kordhin shantii sano ee ugu danbaysay ee ay talada dalka qabsatay xukuumada kulmiye ee uu gadhwadeenka ka yahay Mudane Madax-wayne Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo).<\/p>\n<p>Dood culus oo laga yeeshay arimihaasi kor kuxusan ayaa beeshu waxay isla garatay hada wixii kadanbeeya ina beeshu katashato xukuumada calankeedu sii socdo ee Kulmiye.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxay qurba joogta Beesha ee UK\u00a0 oo gacan ka helaya Ayuubka Joogga Dalka gudihiisa \u00a0ay go\u2019aan sadeen in ay taageeran xisbiga WADANI anaga oo u\u00a0 aragna ina uu yahay xisbiga qudha ee talada dalka Somaliland hanankara si cadaalad ahna ku hogaamin kara, gaar ahaana ay u argano in uu yahay ka qudha ee beeshu ay ka dhex muuqan karto kana dabooli karto baahi yaheeda kala duwan.<\/p>\n<p>Qodobada shirka ka soo baxay ee laysla qaatay oo aad u tiro badnaa ayaa waxaa ka mid ahaa kuwa ugu muhiimsan qodobadan hoos ku xusan.<\/p>\n<p>1: Ina beeshu halkii ka sii wado ka shaqaynta harumarinta xaga nabad galyada, midnimada iyo jiritaanka qaranimada Jamhuuriyada Somaliland<\/p>\n<p>2: qurbo joogta Beesha\u00a0 ee UK oo doortay guddi cusub.<\/p>\n<p>3: wax kabadal iyo kaabis ay ku samaysay sanduuqii xaga dhaqaalaha ee beesha.<\/p>\n<p>4: Taageerida Gudoomiyaha Wadani ee magaalada Bristol ee UK ina uu noqdo Murashaxa xubinta baarlamaanka uga qayb galidoona doorshada inagu soo socota hadii Ilaahay yidhaahdo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>London(AN) Jaaliyada Beesha Ayuub Sheekh Isaxaaq ee Waddanka Ingiriiska ayaa Shir ay ku yeeshen Magaalada London waxay Sheegen in kalsoonidii kala Noqdeen Xisbiga Tallada Haya ee kulmiye iyo Xukumada Madaxweyne Siilaanyo. Ka dib markii uu dhamaaday Shirkaasi ayaa waxa laga soo saaray Warmurtiyadeed u dhignaa Siddan. \u201cMaalintii Axadii ee ay taariikhdu ahayd 22\/02\/2015 ayaa Qurbo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6867,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6866","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1MK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6866"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6866\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}