{"id":68647,"date":"2022-07-09T22:39:42","date_gmt":"2022-07-09T22:39:42","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68647"},"modified":"2022-07-09T22:39:42","modified_gmt":"2022-07-09T22:39:42","slug":"hargeysadad-ku-leeday-shil-baabuur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/07\/09\/hargeysadad-ku-leeday-shil-baabuur\/","title":{"rendered":"Hargeysa:Dad ku Leeday Shil Baabuur"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Saddex dhalinyaro ah, ayaa ku dhintay shil gaadhi oo galabta ka dhacay duleedka dhanka galbeed ee magaalada Hargaysa .<\/p>\n<p>Saddexda dhalinyarada ah oo wada rag ahaa isla markaana ahaa saaxiibo, ayaa la kala odhan jiray Cabdisalaan Cismaan, Faysal Muxumed iyo Axmed Maxamed Xasan.<\/p>\n<p>Shilka ayaa dhacay kadib markii ay isku dhaceen baabuur xaajiyad 4WD ah iyo baabuur nooca yar yar ee\u00a0 vitz-ta loo yaqaan ah.<\/p>\n<p>Shilalka ayaa sannadkasta xiliyada munaasibadaha ciidaha nafo badan ku galaafta Somaliland, madaama oo dhalinyaro tiro badani ay safaro ugu kala baxaan gobolada kala duwan ee Somaliland, kuwaasi oo qaarkood baabuurta si xawli ah u wadaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Saddex dhalinyaro ah, ayaa ku dhintay shil gaadhi oo galabta ka dhacay duleedka dhanka galbeed ee magaalada Hargaysa . Saddexda dhalinyarada ah oo wada rag ahaa isla markaana ahaa saaxiibo, ayaa la kala odhan jiray Cabdisalaan Cismaan, Faysal Muxumed iyo Axmed Maxamed Xasan. Shilka ayaa dhacay kadib markii ay isku dhaceen baabuur xaajiyad 4WD ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68648,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68647","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/202279637929721483226967.jpg?fit=660%2C402&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hRd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68647","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68647"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68649,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68647\/revisions\/68649"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68648"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}