{"id":68572,"date":"2022-06-29T20:25:04","date_gmt":"2022-06-29T20:25:04","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68572"},"modified":"2022-06-29T20:25:04","modified_gmt":"2022-06-29T20:25:04","slug":"somaliland-iyo-qaramada-midoobay-oo-iska-kaashanaya-horumarinta-maalgeshiga-iyo-kobcinta-wax-soo-saarka-wershadaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/29\/somaliland-iyo-qaramada-midoobay-oo-iska-kaashanaya-horumarinta-maalgeshiga-iyo-kobcinta-wax-soo-saarka-wershadaha\/","title":{"rendered":"Somaliland Iyo Qaramada Midoobay Oo Iska Kaashanaya Horumarinta Maalgeshiga Iyo Kobcinta Wax Soo-saarka Wershadaha"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Mudane Cabdillaahi Cabdiraxmaan Aare oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maxamed Cismaan Siciid (Maxamed-somaali) iyo Agaasimaha Waaxda Horumarinta Warshadaha Fu\u2019aad Rashiid Bullo, ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Wefti heer sare ah oo ka socda hay\u2019adda qaramada midoobay u qaabilsan horumarinta warshadaha ee UNIDO.<\/p>\n<div id=\"somal-56631884\" class=\"somal-content\">\n<div id=\"somal-418880193\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-5875162571827327\" data-ad-slot=\"8372387891\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><ins id=\"aswift_1_expand\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" aria-label=\"Advertisement\"><ins id=\"aswift_1_anchor\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_1\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?client=ca-pub-5875162571827327&amp;output=html&amp;h=280&amp;slotname=8372387891&amp;adk=2491019874&amp;adf=312089357&amp;pi=t.ma~as.8372387891&amp;w=336&amp;lmt=1656532640&amp;psa=1&amp;format=336x280&amp;url=https%3A%2F%2Fsomalilandpost.net%2Fsomaliland-iyo-qaramada-midoobay-oo-iska-kaashanaya-horumarinta-maalgeshiga-iyo-kobcinta-wax-soo-saarka-wershadaha%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;wgl=1&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTAyLjAuNTAwNS4xMTUiLFtdLG51bGwsbnVsbCwiNjQiLFtbIiBOb3QgQTtCcmFuZCIsIjk5LjAuMC4wIl0sWyJDaHJvbWl1bSIsIjEwMi4wLjUwMDUuMTE1Il0sWyJHb29nbGUgQ2hyb21lIiwiMTAyLjAuNTAwNS4xMTUiXV0sZmFsc2Vd&amp;dt=1656533303777&amp;bpp=3&amp;bdt=2298&amp;idt=2224&amp;shv=r20220623&amp;mjsv=m202206280101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3Da4043223b6125c61-22d0fdffa0d300f4%3AT%3D1652549118%3ART%3D1652549118%3AS%3DALNI_Ma11hPEj2f9WvgwUoAsLXiINIoppg&amp;gpic=UID%3D000006dfca320c9a%3AT%3D1652804664%3ART%3D1656532658%3AS%3DALNI_MbhB6I0PHD4i2D0dGBWERDMgggiOg&amp;prev_fmts=0x0&amp;nras=1&amp;correlator=6787849803998&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;ga_vid=1187595207.1652549116&amp;ga_sid=1656533305&amp;ga_hid=898397263&amp;ga_fc=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=12&amp;u_h=768&amp;u_w=1366&amp;u_ah=728&amp;u_aw=1366&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1&amp;dmc=8&amp;adx=144&amp;ady=1129&amp;biw=1349&amp;bih=568&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=44759875%2C44759926%2C44759842%2C31068269%2C42531606%2C42531607&amp;oid=2&amp;pvsid=1599265870054503&amp;tmod=1435822805&amp;uas=3&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fsomalilandpost.net%2F&amp;eae=0&amp;fc=1920&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C0%2C1366%2C728%2C1366%2C568&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7CleEbr%7C&amp;abl=CS&amp;pfx=0&amp;fu=0&amp;bc=31&amp;ifi=2&amp;uci=a!2&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;xpc=LFp2908dV2&amp;p=https%3A\/\/somalilandpost.net&amp;dtd=2244\" name=\"aswift_1\" width=\"0\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!2\" data-google-query-id=\"CJ76m7q70_gCFQRwYgodN-EKBQ\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/ins><\/ins><\/ins><\/div>\n<\/div>\n<p>Weftigan oo uu hoggaaminayay u qaabilsanaha dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Mr Ygor Scarcia iyo Mr. Arup Baruah oo ah khabiir ka tirsan UNIDO iyo xubno kale oo farsamo<ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5875162571827327\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><ins id=\"aswift_4_expand\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" aria-label=\"Advertisement\"><ins id=\"aswift_4_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins><\/p>\n<p>Waftigan ayey ujeeddada socdaalkoodu ahayd sidii ay Somaliland ula bilaabi lahaayeen isla-markaana uga caawinn lahaayeen barnaamijyada horumarinta maalgashiga iyo warshadaha, maadaama oo ay ahayd markii ugu horeysay ee ay UNIDO timaado Somaliland oo aanay hore uga shaqayn jirin, balse dedaal iyo xidhiidho is daba joog ah oo ay wasaaraddu samaysay ayaa keentay inay Weftigani dalka soo gaadhaan.<\/p>\n<p>Ugu horeyn, Wasiirka ayaa Wetigan ka socday hay\u2019adda qaramada midoobay ee horumarinta warshadaha uga mahad-celiyey imaanshiyahooda Somaliland iyo soo Ajiibidda dalabkii Wasaaraddu u dirtay.<ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5875162571827327\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><ins id=\"aswift_5_expand\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" aria-label=\"Advertisement\"><ins id=\"aswift_5_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins><\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka ayaa warbixin ka siiyay xaaladda guud ee dhaqan-dhaqaale ee Somaliland iyo guud ahaan shaqada iyo waajibaadka ay Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshaduhu u hayso dalka.<\/p>\n<p>Wasiir Aare wuxuu weftiga u soo bandhigay meelaha ay wasaarad ahaan rabto inay kala shaqayso hay\u2019adda UNIDO iyo sidoo kale meelaha mudnaanta u leh Wasaaradda.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>Meelaha uu wasiirku diiradda saaray waxa ka mid ahaa:-<\/p>\n<ul>\n<li>Diyaarinta Siyaasadda iyo Xeerka Horumarinta Warshadaha<\/li>\n<li>Dhisidda aaga warshadaha ee dalka, gaar ahaan ka Hargeysa<\/li>\n<li>Samaynta daraasado iyo cilmi baadhisyo khuseeya warshadaha<\/li>\n<li>Kor u qaadista aqoonta iyo tayaynta Wasaaradda iyo shaqaalaheedaba.<\/li>\n<li>Helida khuburo ku takhasustay aqoonta warshadaha<\/li>\n<li>Iyo dhammaan mashaariicda kor u qaadaya Horumarinta Maalgeshiga iyo Warshadaha dalka.<\/li>\n<\/ul>\n<p>Dhinaca kale, Xubnaha Weftiga ka socday Hay\u2019adda, ayaa u mahadnaqay Wasiirka, Agaasimaha guud iyo Agaasimaha Waaxda Warshadaha iyo guud ahaanba Wasaaradda soo dhawaynta diiran iyo weji furnaanta ay ku soo dhaweyeen.<\/p>\n<p>Weftigu waxay muujiyeen siday u xiisaynayaa wada shaqaynta ay rajaynayaan inay la yeeshaan Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Somaliland.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>Sidoo kale, Weftigu oo ka wakiil ah Hay\u2019adda UNIDO isla-markaana afkooda ku hadlaya waxay balan qaadeen inay sida ugu dhakhsiyaha badan uga bilaabi doonaan Somaliland mashaariic lagu horumarinayo maalgashiga iyo warshadaha dalka iyo sidoo kale kobcinta ganacsiga gaarka loo leeyahay ee Somaliland.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha iyo Weftiga UNIDO ayaa isla qaatay inay bilaabaan xidhiidho joogto ah oo ay yeeshaan masuuliyiinta labada dhinac ee xaga farsamada, si ay isula meel dhigaan isla-markaana isula qaataan meelaha mudnaanta u leh labada geesood ee laga wada shaqayn doono.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ku soo idlaaday is-af-garad iyo Isfahan laga gaadhay dhammaan arrimihii laga wada-hadlay, sida lagu sheegay war-saxaafadeed wasaaraddu soo saartay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-3.webp?ssl=1\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68574\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/29\/somaliland-iyo-qaramada-midoobay-oo-iska-kaashanaya-horumarinta-maalgeshiga-iyo-kobcinta-wax-soo-saarka-wershadaha\/wasaaradda-maalgeshiga-3\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-3.webp?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"696,464\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"wasaaradda-maalgeshiga-3\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-3.webp?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68574\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-3.webp?resize=696%2C464&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-3.webp?w=696&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-3.webp?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-3.webp?resize=630%2C420&amp;ssl=1 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68575\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/29\/somaliland-iyo-qaramada-midoobay-oo-iska-kaashanaya-horumarinta-maalgeshiga-iyo-kobcinta-wax-soo-saarka-wershadaha\/wasaaradda-maalgeshiga-5\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-5.webp?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"696,464\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"wasaaradda-maalgeshiga-5\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-5.webp?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68575\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-5.webp?resize=696%2C464&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-5.webp?w=696&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-5.webp?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-5.webp?resize=630%2C420&amp;ssl=1 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68576\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/29\/somaliland-iyo-qaramada-midoobay-oo-iska-kaashanaya-horumarinta-maalgeshiga-iyo-kobcinta-wax-soo-saarka-wershadaha\/wasaaradda-maalgeshiga-6\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-6.webp?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"696,464\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"wasaaradda-maalgeshiga-6\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-6.webp?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68576\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-6.webp?resize=696%2C464&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-6.webp?w=696&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-6.webp?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-6.webp?resize=630%2C420&amp;ssl=1 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68577\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/29\/somaliland-iyo-qaramada-midoobay-oo-iska-kaashanaya-horumarinta-maalgeshiga-iyo-kobcinta-wax-soo-saarka-wershadaha\/wasaaradda-maalgeshiga-4\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-4.webp?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"696,464\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"wasaaradda-maalgeshiga-4\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-4.webp?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68577\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-4.webp?resize=696%2C464&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-4.webp?w=696&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-4.webp?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-4.webp?resize=630%2C420&amp;ssl=1 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Mudane Cabdillaahi Cabdiraxmaan Aare oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maxamed Cismaan Siciid (Maxamed-somaali) iyo Agaasimaha Waaxda Horumarinta Warshadaha Fu\u2019aad Rashiid Bullo, ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Wefti heer sare ah oo ka socda hay\u2019adda qaramada midoobay u qaabilsan horumarinta warshadaha ee UNIDO. Weftigan oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68573,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68572","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/wasaaradda-maalgeshiga-1.webp?fit=696%2C464&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hQ0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68572"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68578,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68572\/revisions\/68578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68573"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}