{"id":68563,"date":"2022-06-29T16:33:04","date_gmt":"2022-06-29T16:33:04","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68563"},"modified":"2022-06-29T16:33:04","modified_gmt":"2022-06-29T16:33:04","slug":"midowga-afrika-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadda-suudaan-iyo-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/29\/midowga-afrika-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadda-suudaan-iyo-itoobiya\/","title":{"rendered":"Midowga Afrika oo war ka soo saaray xiisadda Suudaan iyo Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxa guddiga Midowga Afrika ayaa ku baaqay in la is xakameeyo, oo la is dejiyo, lana wada hadlo, iyadoo muranka xadka ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Suudaan aad looga cabsi qabo inuu cirka isku sii shareero.<\/p>\n<p>Bayaan uu soo saaray, Moussa Faki Mahamat ayuu ku yiri &#8220;labada dal ee walaalaha ah&#8221; waa inay ku dhameeyaan wixii khilaaf ah si nabad ah.<br \/>\nCiidamada Itoobiya iyo kuwa Suudaan ayaa ku dagaalamay deegaanka lagu muransan yahay ee Al-Fashaga, kaddib markii la sheegay in goob fagaare ah lagu toogtay 7 askari oo Suudaani ah iyo qof rayid ah dhammaadkii isbuucii hore.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa guddiga Midowga Afrika ayaa ku baaqay in la is xakameeyo, oo la is dejiyo, lana wada hadlo, iyadoo muranka xadka ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Suudaan aad looga cabsi qabo inuu cirka isku sii shareero. Bayaan uu soo saaray, Moussa Faki Mahamat ayuu ku yiri &#8220;labada dal ee walaalaha ah&#8221; waa inay ku dhameeyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68564,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68563","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/3204da7f-eea7-4a3c-9a05-e6675ad6bbdb.jpg?fit=624%2C349&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hPR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68563"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68565,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68563\/revisions\/68565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}