{"id":68521,"date":"2022-06-25T16:14:41","date_gmt":"2022-06-25T16:14:41","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68521"},"modified":"2022-06-25T19:02:55","modified_gmt":"2022-06-25T19:02:55","slug":"somaliland-oo-u-dabbaal-degaysa-62-guurada-ka-soo-wareegtay-markay-ka-xorrowday-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/25\/somaliland-oo-u-dabbaal-degaysa-62-guurada-ka-soo-wareegtay-markay-ka-xorrowday-ingiriiska\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo U Dabbaal-degaysa 62 Guurada Ka Soo Wareegtay Markay Ka Xorrowday Ingiriiska."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Guud ahaan Gobollada iyo degmooyinka Somaliland, waxa looga dabbaal-degayaa Xuska 26-ka June oo ku beegan 62 Guurada ka soo wareegtay wakhtigii Somaliland xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska.<br \/>\nSannad kasta, guud ahaan Shacabka Somaliland, gudo iyo dibedba waxay 26-ka bisha June waxay u dabbaal-degaan Xuska Maalintii ay iska dul-qaadeen gumaystihii Ingiriiska, kaasi oo ay Somaliland ku soo hoos jirtay muddo 130 sanadood ah oo 60 ka mid ah Somaliland u ahayd Maxmiyad uu amnigeeda ilaaliyo isla-markaana uu Maamulo.<br \/>\n26-kii June, 1960-kii Caawa oo kale oo Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay, taasi oo hadda laga joogo muddo 62 sanadood ah.<br \/>\nCaawa oo kale, boqorrada Boqortooyada Ingiriiska Queen Elizabeth 2, ayaa Shacabka Somaliland u soo dirtay dhambaal Hambalyo ah oo ku aaddan xornimada Somaliland ka qaadatay dalkeeda Ingiriiska.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68523\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/25\/somaliland-oo-u-dabbaal-degaysa-62-guurada-ka-soo-wareegtay-markay-ka-xorrowday-ingiriiska\/290436701_976822802991839_1936551159301181726_n\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/290436701_976822802991839_1936551159301181726_n.jpg?fit=720%2C720&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"720,720\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"290436701_976822802991839_1936551159301181726_n\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/290436701_976822802991839_1936551159301181726_n.jpg?fit=696%2C696&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68523\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/290436701_976822802991839_1936551159301181726_n.jpg?resize=696%2C696&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"696\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/290436701_976822802991839_1936551159301181726_n.jpg?w=720&amp;ssl=1 720w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/290436701_976822802991839_1936551159301181726_n.jpg?resize=300%2C300&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/290436701_976822802991839_1936551159301181726_n.jpg?resize=150%2C150&amp;ssl=1 150w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/290436701_976822802991839_1936551159301181726_n.jpg?resize=696%2C696&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/290436701_976822802991839_1936551159301181726_n.jpg?resize=420%2C420&amp;ssl=1 420w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><br \/>\nDhambaalka Queen Elizabeth 2 oo aanu hadda xasuus ahaan dib idiinla wadaagayno, ayay 62 sanadood ku tidhi sidan \u201cAniga, dawladdayda iyo shacabkayga ku nool Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, waxaan idiin rajaynayaa wanaag maalintan xorriyaddiina awgeed.&#8221;<\/p>\n<p>Queen Elizabeth 2 ayaa xilligaa rajeysay in xidhiidhka dalkeeda iyo Somaliland uu sii waaro &#8220;Waxaan rajeynayaa inuu sii socdo xidhiidhka labadeena dal uu noqdo Saaxiibtinimo waarta.&#8221;<\/p>\n<p>Ingiriiska, ayaa Somaliland soo degay 1884-kii, waxaanu ka guuray 1960-kii, taasi oo ka dhigan inuu 84 sanadood xukumayey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Guud ahaan Gobollada iyo degmooyinka Somaliland, waxa looga dabbaal-degayaa Xuska 26-ka June oo ku beegan 62 Guurada ka soo wareegtay wakhtigii Somaliland xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska. Sannad kasta, guud ahaan Shacabka Somaliland, gudo iyo dibedba waxay 26-ka bisha June waxay u dabbaal-degaan Xuska Maalintii ay iska dul-qaadeen gumaystihii Ingiriiska, kaasi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68522,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68521","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Snapshot_784.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hPb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68521","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68521"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68530,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68521\/revisions\/68530"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68522"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}