{"id":68506,"date":"2022-06-24T15:08:45","date_gmt":"2022-06-24T15:08:45","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68506"},"modified":"2022-06-24T15:08:45","modified_gmt":"2022-06-24T15:08:45","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-laga-helay-caabuqa-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/24\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-laga-helay-caabuqa-covid-19\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya Oo Laga Helay Caabuqa Covid 19"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa laga helay caabuqa COVID-19, baaritaan uu maray kadib markii uu maanta dalka dib ugusoo laabtay.<br \/>\nAfhayeenka madaxtooyada Soomaaliya, Cabdikariin Cali Kaar ayaa saxaafadda shir jaraa\u2019id ugu sheegay in aanay jirin wax calaamado ah oo COVID-19 ah oo madaxweynaha kasoo muuqday.<br \/>\nAfhayeenku wuxuu sheegay in xaaladda madaxweynuhu aad u wanaagsan tahay, islamarkaana uu shaqooyinkiisa si caadiya u gudan doono, isagoo raacaya tilmaamaha caafimaad, iyo taxadarka COVID-19.<br \/>\nCabdikariin Cali Kaar wuxuu sidoo kale sheegay in qaar kamid ah wefdiga madaxweynaha oo inta ay ku sugnaayeen dalka Imaaraatka laga helay COVID-19, ay haatan ka bogsadeen, lagana waayay baaritaan kadib.<br \/>\nDhinaca kale, madaxweynaha Soomaaliya oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu ku xaqiijiyay in baaritaanno lagu sameeyay laga helay COVID-19.<br \/>\n&#8220;Waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee sharafta leh la wadaaggayaa in baaritaanno la igu sameeyay maanta lagu xaqiijiyay in la iga helay COVID-19. Intaas waxaa dheer, inaan caafimaad qabo&#8221; ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheikh.<br \/>\nWuxuu sheegay inuu sii wadi doono shaqada uu hayo qaranka iyo umadda Soomaaliyeed, isagoo raacaya habraacyada caafimaad ee la xariira Covid-19<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Muqdisho Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa laga helay caabuqa COVID-19, baaritaan uu maray kadib markii uu maanta dalka dib ugusoo laabtay. Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya, Cabdikariin Cali Kaar ayaa saxaafadda shir jaraa\u2019id ugu sheegay in aanay jirin wax calaamado ah oo COVID-19 ah oo madaxweynaha kasoo muuqday. Afhayeenku wuxuu sheegay in xaaladda madaxweynuhu aad u wanaagsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68507,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68506","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Snapshot_771.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hOW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68506","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68506"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68506\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68508,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68506\/revisions\/68508"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68507"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68506"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68506"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68506"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}