{"id":68479,"date":"2022-06-19T17:52:39","date_gmt":"2022-06-19T17:52:39","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68479"},"modified":"2022-06-19T17:52:39","modified_gmt":"2022-06-19T17:52:39","slug":"guddida-dhaqaalaha-ee-golaha-wasiirrada-jsl-oo-kulan-la-yeeshay-komishanka-tamarta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/19\/guddida-dhaqaalaha-ee-golaha-wasiirrada-jsl-oo-kulan-la-yeeshay-komishanka-tamarta\/","title":{"rendered":"Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wasiirrada JSL oo kulan la yeeshay komishanka Tamarta"},"content":{"rendered":"<div dir=\"auto\">Hargeysa (Arabsiyonews):-Guddida Dhaqaalaha ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta kulan la qaatay xubnaha komishanka Tamarta. Shirkan ayaa diiradda lagu saaray arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin sidii xal waara looga gaadhi lahaa doodda muranka ka taagan qiimaha laydhka ee dalka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ugu horrayn, xubnaha komishanka ayaa laga dhegaystay war-bixin ay kaga warramayaan qiimaha laydhka ee ay shirkaduhu kordhiyeen, sababaha ay u cuskadeen, culayska ay arrintaasi bulshada ku keentay iyo walaaca ay komishan ahaan hawshaasi ku hayso.<\/div>\n<div dir=\"auto\">kulamadii ay komishanku la qaateen shirkadaha korontada iyo ganacsatada dalka ayey sidoo kale komishanku uga warbixiyeen guddida dhaqaalaha ee golaha wasiirrada.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Hargeysa Office<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews):-Guddida Dhaqaalaha ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta kulan la qaatay xubnaha komishanka Tamarta. Shirkan ayaa diiradda lagu saaray arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin sidii xal waara looga gaadhi lahaa doodda muranka ka taagan qiimaha laydhka ee dalka. Ugu horrayn, xubnaha komishanka ayaa laga dhegaystay war-bixin ay kaga warramayaan qiimaha laydhka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68480,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68479","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/289217493_327481899571864_8874591668090509890_n.jpg?fit=600%2C450&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hOv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68479","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68479"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68479\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68481,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68479\/revisions\/68481"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68480"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68479"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68479"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68479"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}