{"id":68442,"date":"2022-06-15T18:12:29","date_gmt":"2022-06-15T18:12:29","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68442"},"modified":"2022-06-15T18:12:29","modified_gmt":"2022-06-15T18:12:29","slug":"madaxweynaha-jsl-oo-ka-hadley-talaabadii-safiirka-somalia-ee-nairobi-kaga-baxay-shirkii-safiirrada-ee-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/15\/madaxweynaha-jsl-oo-ka-hadley-talaabadii-safiirka-somalia-ee-nairobi-kaga-baxay-shirkii-safiirrada-ee-kenya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JSL Oo Ka Hadley Talaabadii Safiirka Somalia Ee Nairobi Kaga Baxay Shirkii Safiirrada Ee Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Ceerigaabo(Arabsiyonws):=Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa talaabada uu danjiraha Soomaaliya kaga baxay shirkii Nairobi joogitaanka wakiilka Somaliland awgeed, ku tilmaamay wax aan Somaliland qaban, wuxuuna sheegay in uu sugayo sida dowlada Soomaaliya uga jawaabto.<br \/>\nMadaxweynaha ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in danjire Tarsan uu shirka firaaqeeyo joogitaanka dibulumaasiyiinta Somaliland ee kulanka awgeed, madaxqeynuhu waxa uu sheegay in uu rajaynayay in Tarsan uu wakiilka Somaliland ee Nairobi Maxamed Axmed Hurre (Barwaani) salaamo oo uu dadka kale kasoo dhawaysto.<br \/>\nDanjiraha Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ee caasimada Kenya Maxamed Axmed Nuur (Tarsan), ayaa si cadho leh uga baxay kulan qado ah oo uu madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta la yeeshay danjirayaasha shisheeye ee Nairobi ku sugan maalintii Salaasada, kadib markii uu Kenyatta kulanka kusoo martiqaaday dibulumaasiyiinta Somaliland.<\/p>\n<div class=\"fb-video\" data-allowfullscreen=\"true\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/MadaxtooyadaJSL\/videos\/328027786186593\" style=\"background-color: #fff; display: inline-block;\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceerigaabo(Arabsiyonws):=Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa talaabada uu danjiraha Soomaaliya kaga baxay shirkii Nairobi joogitaanka wakiilka Somaliland awgeed, ku tilmaamay wax aan Somaliland qaban, wuxuuna sheegay in uu sugayo sida dowlada Soomaaliya uga jawaabto. Madaxweynaha ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in danjire Tarsan uu shirka firaaqeeyo joogitaanka dibulumaasiyiinta Somaliland ee kulanka awgeed, madaxqeynuhu waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68340,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/maxresdefault-12.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hNU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68443,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68442\/revisions\/68443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68340"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}