{"id":68433,"date":"2022-06-14T20:52:50","date_gmt":"2022-06-14T20:52:50","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68433"},"modified":"2022-06-14T20:52:50","modified_gmt":"2022-06-14T20:52:50","slug":"ciidanka-booliska-somaliland-oo-baadhis-degdeg-ah-ku-samaynaya-dadkii-ku-dhawacmay-rasaastii-mudaharaadkanooca-rasaasta-ku-dhacday-dadka-ku-dhaawacmay-muddaharaadkii-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/14\/ciidanka-booliska-somaliland-oo-baadhis-degdeg-ah-ku-samaynaya-dadkii-ku-dhawacmay-rasaastii-mudaharaadkanooca-rasaasta-ku-dhacday-dadka-ku-dhaawacmay-muddaharaadkii-hargeysa\/","title":{"rendered":"Ciidanka Booliska Somaliland oo Baadhis Degdeg ah ku samaynaya Dadkii Ku Dhawacmay Rasaastii Mudaharaadkanooca rasaasta ku dhacday dadka ku dhaawacmay muddaharaadkii Hargeysa"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Ciidanka Booliska Somaliland oo baadhis degdeg ah ku samaynaya nooca rasaasta ku dhacday dadka ku dhaawacmay muddaharaadkii Hargeysa<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">&#8220;Taariikhdu markii ay ahayd 9\/6\/2022 waxa ka dhacay magaalada Hargeysa muddaharaad aan sharci ahayn oo ay abaabuleen xisbiyada mucaaridka ah, Ciidanka Booliskuna u maareeyeen, uguna hortageen sidii ugu wanagsanayd.<\/div>\n<div dir=\"auto\">*Haddaba, Ciidanka Boolisku ma adeegsan rasaas nool, halka ciidanka lala dhacay rasaas nool, una adeegsadeen ilaalada Guddoomiyaha xisbiga WADDANI iyo musharraxiisu.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Waxa kale oo Ciidanka lagala horyimi gacan-ka-hadal badan sida shiid, bakoorado iyo aflagadooyin badan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Haddaba, waxaas oo dhan wuxuu Ciidanku ku maareeyey si nabadgalyo leh, isagoo adeegsanayaa rasaasta rabadhka ah iyo waxyaabaha kale ee booliska caalamku kaga hortago, isla markaana kula tacaalo rabshadaha.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Waxa nasiib-darro ah in ayaamahan u dambeeyey baraha bulshada (Socil media) la soo dhigayey xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun iyo rag kale oo la leeyahay rasaas nool ayaa ku dhacday, iyadoo lagu cambaaraynayo Ciidanka Booliska iyo qaranka Somaliland.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Sidaa darteed, Ciidanka Booliska oo kaashanaya dhakhaatiir aqoon u leh arrimahan waxay baadhis degdeg ah ku samaynayaan natiijada dhaawaca ay sheegeen mucaaridku si xaqiiqda loo ogaado, sharcigana loo waafajiyo.&#8221; Sidaa waxa lagu yidhi warsaxaafadeed lagu baahiyey bogga Facebook ee Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland caawa.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Hargeysa Office<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliska Somaliland oo baadhis degdeg ah ku samaynaya nooca rasaasta ku dhacday dadka ku dhaawacmay muddaharaadkii Hargeysa &#8220;Taariikhdu markii ay ahayd 9\/6\/2022 waxa ka dhacay magaalada Hargeysa muddaharaad aan sharci ahayn oo ay abaabuleen xisbiyada mucaaridka ah, Ciidanka Booliskuna u maareeyeen, uguna hortageen sidii ugu wanagsanayd. *Haddaba, Ciidanka Boolisku ma adeegsan rasaas nool, halka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63703,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68433","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Ciidanka-Booliska.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hNL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68433","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68433"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68434,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68433\/revisions\/68434"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}