{"id":68417,"date":"2022-06-13T15:53:10","date_gmt":"2022-06-13T15:53:10","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68417"},"modified":"2022-06-13T15:53:10","modified_gmt":"2022-06-13T15:53:10","slug":"baanka-dahabshiil-oo-munaasibad-mahadcelin-ah-u-sameeyay-macaamiisha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/13\/baanka-dahabshiil-oo-munaasibad-mahadcelin-ah-u-sameeyay-macaamiisha\/","title":{"rendered":"Baanka Dahabshiil oo munaasibad mahadcelin ah u sameeyay macaamiisha"},"content":{"rendered":"<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Hargeysa &#8211; Baanka Dahabshiil, ayaa munaasibad mahadnaq ah macaamiishiisa waa weyn ugu sameeyay hoteelka Damal ee magaalada Hargeysa.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Maxamed Siciid Cawaale oo kamid ah masuuliyiinta shirkada Dahabshiil, ayaa sheegay in manaasibadan loo qabtay si macaamiisha Dahabshiil Bank loo tuso in ay yihiin qayb muhiim ah oo kamid ah banka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waxaanu yidhi.&#8221;Aniga oo matalaya Dahabshiil aan kusoo dhaweeyo macaamiisha waa weyn, ee halkan aanu ugu yeedhnay, waxaanu idiinku maamuusnay xafladan caawa in Dahabshiil Bank aanu ka fogayn macaamiishiisa, oo uu marwalba u dhowyahay, oo macaamiishu ay tahy tiir kamid ah tiirarka banka&#8221;.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Ganacsade Maxamuud Qaalib oo kamid ah ganacsatada waa weyn ee reer Somaliland oo macmiil u ah Baanka Dahabshiil, ayaa sheegay in uu muddo dheer macmiil u ahaa baanka, isla markaana uu u mahadcelinayo.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waxaanu yidhi.&#8221;Dahabshiil Bank, hadaanu nahay ganacsatada kaalin weyn ayuu noogu jiraa, aad iyo aad ayaanu ugu mahadnaqaynaa, anuu dadkii la bilaabay ayaan ahay, markaa xaalkayagu waa mahadnaq uun&#8221;.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid, ayaa sheegay in Dahabshiil Somaliland u horseeday in ay hesho aqoonsi ganacsi.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waxaanu yidhi.&#8221;Dahabshiil Bank waxyaabaha uu unoo fududeeyay waxaa ka mid ah, Somaliland ictiraaf ganacsi ayaynu helnay, wali ictiraaf siyaasadeed maynaan helin.&#8221;<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Madaxa shirkadaha Dahabshiil Cabdirashiid Dahabshiil, ayaa sheegay in ay doonayaan in ganacsatada iyo baanka Dahabshiil isku xidhmaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waxaanu yidhi.&#8221;Taladu waa wax lagu wada noolyahay, in aad afkaarta nala wadaagtaana, waa waxaanu idinka baranayno idinka laftiina, oo ay noqoto ganacsatada iyo baanka oo isku xidhan&#8221;.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa &#8211; Baanka Dahabshiil, ayaa munaasibad mahadnaq ah macaamiishiisa waa weyn ugu sameeyay hoteelka Damal ee magaalada Hargeysa. Maxamed Siciid Cawaale oo kamid ah masuuliyiinta shirkada Dahabshiil, ayaa sheegay in manaasibadan loo qabtay si macaamiisha Dahabshiil Bank loo tuso in ay yihiin qayb muhiim ah oo kamid ah banka. Waxaanu yidhi.&#8221;Aniga oo matalaya Dahabshiil aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68418,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-68417","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/287843104_355731993367243_8153448493341521167_n.jpg?fit=660%2C366&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hNv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68417","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68419,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68417\/revisions\/68419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}