{"id":68391,"date":"2022-06-09T22:14:01","date_gmt":"2022-06-09T22:14:01","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68391"},"modified":"2022-06-09T22:14:01","modified_gmt":"2022-06-09T22:14:01","slug":"maraykanka-oo-ansixiyey-xeerka-iskaashiga-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/09\/maraykanka-oo-ansixiyey-xeerka-iskaashiga-somaliland\/","title":{"rendered":"Maraykanka Oo Ansixiyey Xeerka Iskaashiga Somaliland."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Aqalka Senate-ka Maraykanka, ayaa Maanta oo ku beegan 9-ka bisha June 2022 ansixiyey Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo Maraykanka (Somaliland Partnership Act).<\/p>\n<p>Xeerkii oo ay Gole-weynaha Senate-ka horgeeyeen Guddiga arrimaha dibedda ee Golahaasi, ayaa Goluhu si guud Cod ugu qaaday isla-markaana ansixiyey.<\/p>\n<p>Ansixinta xeerkan ayaa ah talaabo taariikhi, taasi oo horseedi doonta in Somaliland iyo dalka Maraykan ay iska kaashadda arrimo badan, isla-markaana Somaliland ay Dawladda Maraykanka si toos ula macaamisho.<\/p>\n<p>Jim Risch oo ka mid ah Senatorrada Aqalka Senate-ka Maraykanka, kana tirsan guddida Arrimaha Dibedda, ayaa kadib ansixintii Xeerku wuxuu yidhi &#8220;Maaddaama Geeska Afrika uu wajahayo caqabado badan oo qalafsan, Maraykanku waa in uu sahamiyaa dhammaan xidhiidho faa&#8217;iidada leh ee lala yeesho saaxiibbada dimuqraadiga ah, kuwaasi oo ay ku jirto Somaliland&#8221;<\/p>\n<p>Sanoter-ku waxa kale oo uu sheegay &#8220;Aad baan ugu faraxsanahay in aan arko sharcigan maanta&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Aqalka Senate-ka Maraykanka, ayaa Maanta oo ku beegan 9-ka bisha June 2022 ansixiyey Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo Maraykanka (Somaliland Partnership Act). Xeerkii oo ay Gole-weynaha Senate-ka horgeeyeen Guddiga arrimaha dibedda ee Golahaasi, ayaa Goluhu si guud Cod ugu qaaday isla-markaana ansixiyey. Ansixinta xeerkan ayaa ah talaabo taariikhi, taasi oo horseedi doonta in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68392,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68391","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Snapshot_643.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hN5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68391","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68391"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68394,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68391\/revisions\/68394"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68392"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}