{"id":68387,"date":"2022-06-09T21:07:39","date_gmt":"2022-06-09T21:07:39","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68387"},"modified":"2022-06-09T21:07:39","modified_gmt":"2022-06-09T21:07:39","slug":"somaliland-oo-farriin-u-dirtay-aqalka-odayaasha-ee-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/09\/somaliland-oo-farriin-u-dirtay-aqalka-odayaasha-ee-maraykanka\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo Farriin U Dirtay Aqalka Odayaasha Ee Maraykanka."},"content":{"rendered":"<p>Washington (Arabsiyonews) &#8211; Dawladda Somaliland, ayaa farriin muhiim ah u dirtay Golaha Odayaasha ee Maraykanka ee loo yaqaano Senate-ka, waxayna ku dhiirigeliyeen inay meel-mariyaan xeerka Iskaashig Somaliland iyo Maraykanka, kaasi oo uu Gole-weynaha Odayaasha u gudbiyeen Guddiga Arrimaha dibedda ee Golahaasi.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, ayaa lagu sheegay in Somaliland jeceshahay in xeerkaasi uu dhaqan-galo, sidaasi darteed ay Xildhibaannada Golaha Senate-ka ku boorinayaan inay meel-mariyaan.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland, ayaa sheegtay in xeerka Iskaashiga Maraykanka la curiyey bishii March ee sannadkan 2022-ka, ka dib markii uu Washington DC safar ku tagay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay sheegtay in ansixinta Xeerkani taageeri doono inuu sii ballaadho iskaashiga dhinacyada badan leh ee Maraykanka iyo Somaliland u dhexeeya iyo waxyaabaha ay wadaagaan ee labadoodaba dantu ugu jirto.<\/p>\n<p>&#8220;Somaliland waxay Guddiga arrimaha dibedda ee Golaha Senate-ka Maraykanka ku dhiirigelisay Inay meel-mariyaan Xeerka Iskaashiga Somaliland..&#8221; ayuu yidhi Wakiilka Somaliland ee dalka Maraykanka Bashiir Sheekh Cumar Good sida lagu sheegay War-saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, waxaanu intaa ku daray in Somaliland ay Golaha Senate-ka iyo Xildhibaannada Saaxiibka la ahba uga Mahad-celinayso juhdiga ay gelinayaan sidii sharcigani u hirgeli lahaa, maaddaama oo uu wax ka tarayo in Somaliland iyo Maraykanku wada-jir uga shaqeeyaan arrimaha ay ka mid yihii amniga badda, si looga hor-tago Budhcad-badeedda iyo dadka Tahriibiya dadka, taasi oo qayb ka ah dedaallada khataraha lagaga samata-bixinayo marin-biyoodka uu maro ganacsiga u kala socda bariga Afrika iyo Adduunka Intiisa kaleba.<\/p>\n<p>Qorshaha Senate-ka Maraykanka, ayaa ah Inay xeerkan ansixiyaan 9-ka bishan June 2022.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68388\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/06\/09\/somaliland-oo-farriin-u-dirtay-aqalka-odayaasha-ee-maraykanka\/287215144_389367693232297_8665378087089829214_n\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/287215144_389367693232297_8665378087089829214_n.jpg?fit=1211%2C1600&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1211,1600\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"287215144_389367693232297_8665378087089829214_n\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/287215144_389367693232297_8665378087089829214_n.jpg?fit=696%2C920&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68388\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/287215144_389367693232297_8665378087089829214_n.jpg?resize=696%2C920&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"920\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/287215144_389367693232297_8665378087089829214_n.jpg?w=1211&amp;ssl=1 1211w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/287215144_389367693232297_8665378087089829214_n.jpg?resize=227%2C300&amp;ssl=1 227w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/287215144_389367693232297_8665378087089829214_n.jpg?resize=775%2C1024&amp;ssl=1 775w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/287215144_389367693232297_8665378087089829214_n.jpg?resize=768%2C1015&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/287215144_389367693232297_8665378087089829214_n.jpg?resize=1163%2C1536&amp;ssl=1 1163w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/287215144_389367693232297_8665378087089829214_n.jpg?resize=696%2C920&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/287215144_389367693232297_8665378087089829214_n.jpg?resize=1068%2C1411&amp;ssl=1 1068w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/287215144_389367693232297_8665378087089829214_n.jpg?resize=318%2C420&amp;ssl=1 318w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Arabsiyonews\/com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington (Arabsiyonews) &#8211; Dawladda Somaliland, ayaa farriin muhiim ah u dirtay Golaha Odayaasha ee Maraykanka ee loo yaqaano Senate-ka, waxayna ku dhiirigeliyeen inay meel-mariyaan xeerka Iskaashig Somaliland iyo Maraykanka, kaasi oo uu Gole-weynaha Odayaasha u gudbiyeen Guddiga Arrimaha dibedda ee Golahaasi. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68389,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68387","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Snapshot_640.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hN1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68387"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68390,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68387\/revisions\/68390"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68389"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}