{"id":6838,"date":"2015-02-25T11:42:09","date_gmt":"2015-02-25T11:42:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6838"},"modified":"2015-02-25T11:42:09","modified_gmt":"2015-02-25T11:42:09","slug":"faraniiska-oo-baaraya-diyaarado-drones-ah-oo-paris-hawadeeda-lagu-arkey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/25\/faraniiska-oo-baaraya-diyaarado-drones-ah-oo-paris-hawadeeda-lagu-arkey\/","title":{"rendered":"Faraniiska oo baaraya diyaarado Drones ah oo Paris hawadeeda lagu arkey"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-183618\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/drons-740x415.jpg?resize=696%2C390\" alt=\"drons\" width=\"696\" height=\"390\" \/><\/p>\n<p>Dad indhahooda ku arkey iyo Booliska magaalada Paris ayaa ku waramaya in ugu yaraan 5 jeer habeenkii xalay iyo subaxnimadii maanta oo Arbaca ah lagu arkey hawada Paris, diyaarado yaryar oo nooca Dronska ah.<\/p>\n<p>Drones-ka dhulka laga hagaayo ayaa si weyn ugu dhawaatey safaaradda dalka Maraykanku ku lee yahay Paris, Madxafka Milteriga, Taawerka dheer ee Eiffeltower iyo goobo kale oo muhim ah.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Booliska ayaa baaraya halka Drones-kan laga soo kiciyey oo laga hagaayo, Boolisku weli kuma guuleysan in ay helaan halka laga hagaayey Drones-ka.<\/p>\n<\/div>\n<p>Waxay diyaaradahan yaryar ee dhulka laga hagaayo wel-wel weyn ku beereen laamaha amniga ee Faransiiska, Sidaan oo kale ayaa bishii hore ee Janaayo isla Paris lagu arkey Drones-ka, taas oo dusha ka martey Aqalka madaxtooyada, halka bishii Okrober 2014 diyaarad Drones ah ay dul martey halka laga dhaliyo awoodda Nukliyeerka Faransiiska.<\/p>\n<p>Diyaaradaha yaryar ee Drones-ka ah ayaa ah kuwo aan qiime badan ku kicin, waxaana shirkado badan u isticmaalaan in ay wax ku sawiraan.<\/p>\n<p>Faransiiska ayaa ka wel-welsan in aysan ogeyn halka laga hagaayo in ay yihiin kuwo sawiro caadi ah qaadanaya iyo in ay yihiin kuwo urursanaaya warbixino xasaasi ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dad indhahooda ku arkey iyo Booliska magaalada Paris ayaa ku waramaya in ugu yaraan 5 jeer habeenkii xalay iyo subaxnimadii maanta oo Arbaca ah lagu arkey hawada Paris, diyaarado yaryar oo nooca Dronska ah. Drones-ka dhulka laga hagaayo ayaa si weyn ugu dhawaatey safaaradda dalka Maraykanku ku lee yahay Paris, Madxafka Milteriga, Taawerka dheer ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6841,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6838","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Mi","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6838","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6838"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6838\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6838"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6838"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6838"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}