{"id":6832,"date":"2015-02-25T11:32:46","date_gmt":"2015-02-25T11:32:46","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6832"},"modified":"2015-02-25T11:32:46","modified_gmt":"2015-02-25T11:32:46","slug":"heshiis-dhexmaray-qabiil-duurjoog-ah-iyo-harimacad-oo-ku-aadan-wax-wada-qaybsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/25\/heshiis-dhexmaray-qabiil-duurjoog-ah-iyo-harimacad-oo-ku-aadan-wax-wada-qaybsi\/","title":{"rendered":"Heshiis Dhexmaray Qabiil Duurjoog Ah Iyo Harimacad Oo Ku Aadan Wax Wada Qaybsi"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/unnamed16.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6836\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/unnamed16-300x200.jpg?resize=300%2C200\" alt=\"unnamed16\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Sawirro uu qaaday nin sawir qaade ah oo la yidhaahdo Jack Somerville oo 26 jir ah ayaa muujinaya laba nin oo u ugaadhsanaya sidii ay u heli lahaayeen cashadooda iyaga oo ay barbar taaganyihiin xayn xayawaanka haramcadka ah.<\/h2>\n<h2>Ragan oo ka soo jeeda qabiil garab rarato ama ugaadhsato ah ayaa adeegsanaya qaanso iyo leeb si ay adhaxda uga jabiyaan ugaadha duurka ku jirta oo ay iyagu ku tiirsanyihiin dhiigga iyo dheecaanka ay ka helaan.<\/h2>\n<h2>Halka qabiilkani ku noolyihiin waa Naankuse dalka Naamiibiya oo ku yaala qaaraddan Afrika, waxaana aad u layaab badan in ragani ay si bilaa baqdi ah u dhinac taaganyihiin xayawaanka aadka khatarta u ah ee haramcadka oo aad mooddo in ay ku heshiiyeen qaybsashada hilibka duurjoogta ragani ay qabtaan.<\/h2>\n<h2>\u00a0Mr Somerville oo ka yimi waqooyiga London ayaa qaaday sawiradan ka dib markii uu wakhti badan geliyey la joogista dadkan oo la yidhaahdado San kuwaas oo waligood lagu yaqaanay ugaadhisga gaar ahaan koonfurta qaaradda Afrika.<\/h2>\n<h2>Raga qabiilkan oo ku nool dalalka Botswana, Namibia , Angola, Zambia ,Zimbabwe iyo South Afrika ayaa si raaxo leh ula nool xayawaanka haramcadka , maadaama ay la qabsadeen la dhaqanka xayawaankan oo ay wadaagaan ugaadhsiga xayawaanka duurjoogta ah.<\/h2>\n<h2>Waxay sheegeen ragani in hadii xayawaanka aad saamigooda siisid ay fududahay inaad heshiisaan iyaga oo intaasi ku daray in ay meel wada seexdaan iyaga oo meel ka soo wada toosa xayaawaankan duurjoogta ah.<\/h2>\n<h2>Sida muuqata xayawaankan iyo ragan duurjoogga noqday iyaga laftoodu waxay heshiis ku yihiin arimo farabadan taas oo keentay in midba ka kale uu aamino.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sawirro uu qaaday nin sawir qaade ah oo la yidhaahdo Jack Somerville oo 26 jir ah ayaa muujinaya laba nin oo u ugaadhsanaya sidii ay u heli lahaayeen cashadooda iyaga oo ay barbar taaganyihiin xayn xayawaanka haramcadka ah. Ragan oo ka soo jeeda qabiil garab rarato ama ugaadhsato ah ayaa adeegsanaya qaanso iyo leeb si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6836,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6832","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Mc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6832","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6832"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6832\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}