{"id":6825,"date":"2015-02-25T10:45:33","date_gmt":"2015-02-25T10:45:33","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6825"},"modified":"2015-02-25T10:45:33","modified_gmt":"2015-02-25T10:45:33","slug":"kuwait-oo-maanta-u-dabaal-degaysa-qarannimadeeda-madaxwaynaha-somaliland-oo-dhambaal-hambalyo-ah-u-qadimay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/25\/kuwait-oo-maanta-u-dabaal-degaysa-qarannimadeeda-madaxwaynaha-somaliland-oo-dhambaal-hambalyo-ah-u-qadimay\/","title":{"rendered":"Kuwait Oo Maanta U Dabaal-degaysa Qarannimadeeda &#038; Madaxwaynaha Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Qadimay"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/5659950435_db0755ac5d_z-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6827\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/5659950435_db0755ac5d_z-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"5659950435_db0755ac5d_z-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dawladda iyo dadka Kuwait oo maanta u dabaal-degaya \u00a0maalinta Qaranimadooda oo sanad kasta la xuso 25-ka bisha 2-aad.<\/h2>\n<h2>Madaxwaynaha ayaa dhambaalkiisa ku sheegay in Somaliland iyo Kuwait uu ka dhexeeya xidhiidh walaaltinimo oo soo jireen ah, sidaa daraadeedna uu hambalyadan u dirayo Amiirka dalkaasi, Sheikh\u00a0Sabah Al-Ahmad\u00a0Al-Jaber\u00a0Al-Sabah.<\/h2>\n<h2>Dhambaalka Madaxweynaha oo uu ku saxeexan yahay xoghayaha xafiiska Warbaahinta ee Madaxtooyada Somaliland, Naasir Yuusuf Daahir ayaa u dhignaa sidan \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isaga oo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Dawlada Kuwait oo u dabaal degi doonta (25\/02\/2015), sannad guurada ka soo wareegtay Maalinta Qaranimada Kuwait awgeed.<\/h2>\n<h2>Madaxweynuhu waxa uu dhambaalkiisan Hambalyada ah u dirayaa Amiirka Kuwait Sheikh\u00a0Sabah Al-Ahmad\u00a0Al-Jaber\u00a0Al-Sabah\u00a0iyo guud ahaan shacbiga kuwait oo ah dal iyo dad ay innaga dhaxayso xidhiidh walaaltinimo oo soo jireen ah.<\/h2>\n<h2>Ugu danbayna waxa uu Madaxweynuhu dawlada iyo sahcbiga reer Kuwait Alle uga baryayaa inuu sanadkan sanadkiisa ku gaadhsiiyo bash-bash barwaaqo iyo Rayn-rayn\u201d.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dawladda iyo dadka Kuwait oo maanta u dabaal-degaya \u00a0maalinta Qaranimadooda oo sanad kasta la xuso 25-ka bisha 2-aad. Madaxwaynaha ayaa dhambaalkiisa ku sheegay in Somaliland iyo Kuwait uu ka dhexeeya xidhiidh walaaltinimo oo soo jireen ah, sidaa daraadeedna uu hambalyadan u dirayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6827,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6825","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1M5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6825"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6825\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}