{"id":68235,"date":"2022-05-30T21:03:07","date_gmt":"2022-05-30T21:03:07","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68235"},"modified":"2022-05-30T21:50:35","modified_gmt":"2022-05-30T21:50:35","slug":"qadiyada-somaliland-oo-si-balaadhan-loogu-xusay-dalka-koonfur-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/30\/qadiyada-somaliland-oo-si-balaadhan-loogu-xusay-dalka-koonfur-afrika\/","title":{"rendered":"Qadiyada Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Xusay Dalka Koonfur Afrika"},"content":{"rendered":"<p>johansberg:-Xaflad loogu dabbaal degayo 31 guurada ka soo wareegtay maalinta qarannimada Somaliland ee 18-ka may ayaa lagu qabtay magaalada johans berg ee dalka koonfur africa.<\/p>\n<p>Munaasibaddan oo loo soo agaasimay qaab meeqaamkeegu sareeyo ayaa ka duwanayd munaasibadihii lagu xusi jiray 18-ka may ee dalkaas, iyadoo bulsha weynta ka soo qayb gashay iskaga timid waddamada ay ku noolyihiin jaaliyadaha reer somaliland ee ku nool gobolada iyo dalalka deriska la ah koonfur africa.<\/p>\n<p>Xuskan bilan oo ay soo qabanqaabisay safaaradda somaliland ee koonfur africa oo hoggaaminayo ambasador Axmed Jaamac Xasan Shire, islamarkaana ay goob-joob ahaayeen haween, dhalinyaro, aqoonyahanno, ganacsato, arday iyo marti-sharaf kale ayaa ahayd munaasibad dareenka shucuubta dadka laga arkayey farxad heerkeegu sarreeyo, halkaas oo si niyad-sami ah layskugu hambalyeynayey xuska 18-may.<\/p>\n<p>Waxa halkaasi ka hadlay guddoomiyaha jaaliyadda somaliland Maxamed Nuur, xoghaya safaaradda Cadnaan Isaaq iyo qaar ka mid ah jaaliyadda somaliland, kuwaas oo ku dheeraaday qiimaha ay leedahay maalinta qarannimada somaliland ee18-ka may.<\/p>\n<p>Gebogebadii waxa munaasibaddaasi soo af-meeray wakiilka somaliland ee koonfur africa Axmed Jaamac Xasan Shire, waxaanuu sheegay guulihii ay ku tallaabsaseen muddadii ay joogeen, isagoo xusay safiirku inay xidhiidhka ka dhexeeya labada waddan aad iskugu soo dhawaadeen, taasina ay sababtay inay wufuud badan oo ka socda dalkaasi ay yimaaddaan jamhuuriyadda somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>johansberg:-Xaflad loogu dabbaal degayo 31 guurada ka soo wareegtay maalinta qarannimada Somaliland ee 18-ka may ayaa lagu qabtay magaalada johans berg ee dalka koonfur africa. Munaasibaddan oo loo soo agaasimay qaab meeqaamkeegu sareeyo ayaa ka duwanayd munaasibadihii lagu xusi jiray 18-ka may ee dalkaas, iyadoo bulsha weynta ka soo qayb gashay iskaga timid waddamada ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68237,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-68235","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/maxresdefault-61.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hKz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68235"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68236,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68235\/revisions\/68236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68237"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}