{"id":68232,"date":"2022-05-30T20:30:37","date_gmt":"2022-05-30T20:30:37","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68232"},"modified":"2022-05-30T20:30:37","modified_gmt":"2022-05-30T20:30:37","slug":"baaq-muhiim-ah-oo-loo-diray-xildhibaannada-aqalka-senat-ka-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/30\/baaq-muhiim-ah-oo-loo-diray-xildhibaannada-aqalka-senat-ka-maraykanka\/","title":{"rendered":"Baaq Muhiim Ah Oo Loo Diray Xildhibaannada Aqalka Senat-ka Maraykanka."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Kooxda La-talinta Istaraatiijiyadaha Somaliland (SL-SAG), ayaa farriin u diray Xildhibaannada aqalka Odayaasha Maraykanka ee loo yaqaano Senate-ka.<\/p>\n<p>Kooxda la-talinta Istaraatiijiyadaha Somaliland, ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen waxay ugu baaqeen Senatarada Maraykanku inay taageeraan Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo Maraykanka oo loo gudbiyey Aqalka Senat-ka Maraykanka, iyagoo sheegay in aan la aqbali karin in aan la aqoonsan Somaliland oo 31-kii sanadood u dambeeyay Tusaale u ahayd Nabadda iyo Dimuqraadiyadd Geeska Afrika<\/p>\n<p>War-saxaafadedka oo soo gaadhay Warbaahinta Arabsiyonews, ayaa isagoo dhamaystiran u qornaa sidan &#8220;Waxaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ugu hambalyeynayaa xuska curashada sannad-guurada 31-aad ee maalinta xorriyadda.<br \/>\nSida ay dunidu ka wada markhaati kacayso, Jamhuuriyadda Somaliland waxay halbeeg u ahayd dimuqraadiyadda, nabadda, iyo sharciga Geeska Afrika oo ay dalal badan oo caalamka ah kaga gudubtay, halbeegyadaas muhiimka ah oo aan la aqoonsanayn muddo 31 sannadood ah, waxaas oo dhami waxaa sabab u ah shacabka reer Somaliland oo u dhabar adaygaya sidii ay u taageeri lahaayeen nabadda iyo kala dambaynta dalkooda.<br \/>\nDacwadda Somaliland ee aqoonsigu waxay ku soo beegantay aasaaskii iyo xornimadii ay ka qaadatay Ingiriiska June 1960-kii, markaasoo ay si mutadawacnimo ah ugu biirtay Soomaalidii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliya. Dhididka iyo naf-hurka ay u hureen geesiyaasheenii maanta ka dhigay waaqica dhabta ah Somaliland.<\/p>\n<p>Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland waxa aan u sheegaynaa in ictiraafku uu ka weyn yahay kursi ka mid ah golaha Qaramada Midoobay ama fagaarayaasha kale ee muhiimka ah, taa beddelkeeda, waa wax saamaynaya nolol maalmeedkooda oo dhan, waxaana aan la aqbali karin in Somaliland weli la aqoonsanin 31 sano ka dib.<br \/>\nHalgankii gobanima-doonka ahaa ee geesiyaasheennu ma dhammaan. Waxa aanu ku darsanay kootada innaga oo ku dadaalayna barwaaqada iyo horumarka dalkan weyn. Dabayshu waxay dhabarka u haysaa Jamhuuriyadda Somaliland, waxaana sannado badan oo shaqo adagi soo socday, iyadoo la samaynayo xidhiidh istaraatiijiyadeed oo laba geesood ah oo ay la yeeshaan dawladda Maraykanka ka dib socdaalkii guusha lahaa ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku tagay dalka Maraykanka, waxaanu ka<\/p>\n<p>codsanaynaa Congress-ka Maraykanka. in la taageero Xeerka Iskaashiga Somaliland<br \/>\nKooxda Somaliland Strategic Advisory Group (SL-SAG) waxay si hagar la\u2019aan ah uga shaqayn doontaa abaabulka Muwaadiniinta Somaliland-Amerikaanka ah inay ku booriyaan Senator-kooda iyo wakiilkooda congress-ka inay taageeraan Xeerka Iskaashiga Somaliland si loo habeeyo xidhiidhka taariikhiga ah ee u dhexeeya Maraykanka iyo Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Kooxda La-talinta Istaraatiijiyadaha Somaliland (SL-SAG), ayaa farriin u diray Xildhibaannada aqalka Odayaasha Maraykanka ee loo yaqaano Senate-ka. Kooxda la-talinta Istaraatiijiyadaha Somaliland, ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen waxay ugu baaqeen Senatarada Maraykanku inay taageeraan Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo Maraykanka oo loo gudbiyey Aqalka Senat-ka Maraykanka, iyagoo sheegay in aan la aqbali karin in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68233,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68232","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/act.jpg?fit=859%2C458&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hKw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68232","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68232"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68232\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68234,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68232\/revisions\/68234"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}