{"id":68215,"date":"2022-05-28T20:07:07","date_gmt":"2022-05-28T20:07:07","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68215"},"modified":"2022-05-28T20:07:07","modified_gmt":"2022-05-28T20:07:07","slug":"badhasaabka-gobolka-salel-maxuu-ka-yidhi-dhamaystirka-daraasada-jidka-lawyacado-ilaa-boorama","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/28\/badhasaabka-gobolka-salel-maxuu-ka-yidhi-dhamaystirka-daraasada-jidka-lawyacado-ilaa-boorama\/","title":{"rendered":"Badhasaabka Gobolka Salel Maxuu Ka Yidhi Dhamaystirka Daraasada jidka lawyacado Ilaa Boorama?"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Bandhiga Dhamaystirka Daraasada jidka lawyacado, Fardaha to Boorama ayaa maanta lagu soo Bandhigay Caasimada JSL ee Hargeisa Mashruucaasi oo mudadiisu ahayd 18 bilood wuxuuna soo Bilamay 26 september. Sanadkii 2020..<\/p>\n<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Gudoomiyaha Gobolka salel Mudane Mawliid Maxamed Nuur oo ka Hadlay madasha Lagu so bandhigayay ayaa Sheegay muhiimada Wadadani muhiimada ay u leedahay guud ahaanba aranka Jamhuuriyada Somaliland Waxaanu Gudoomiye Mawliid Xusuy in maanta ay taagan tahay Guul ka Masuul ahaana isaga Farxadweyn u tahay<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8221; waxaa Farxad wayn ii ah in aan goob-joog u ahaa Furitaankii mashruuca Bilawgiisii ee Lawyacado,Fardaha ilaa\u00a0 Boorama in aan maantana u joogo Dhamaystirkiisii 18bilood ka Dib&#8221; .Ayuu Yidhi Gudoomiyaha Gobolka Salel Mawliid Maxamed Nuur<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Gudoomiyaha oo hadalkiisa sii raaciyey &#8220;Maanta Waxaynu taaganahay Dhamaystirkii Wadaadani waa ilaahay Mahadii waa Guullaha iyo hal abuurka taaba galay ee Madaxweynaha Qaranku inagu hogaaminayo maanta waxaa inoo muuqda midhihii maantana waa bushaaro fiican oo guud ahaan Qaranka oo dhan u ah Bushaaro&#8221;Ayuu yidhi Gudoomiyuhu<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Hargeysa Office<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Bandhiga Dhamaystirka Daraasada jidka lawyacado, Fardaha to Boorama ayaa maanta lagu soo Bandhigay Caasimada JSL ee Hargeisa Mashruucaasi oo mudadiisu ahayd 18 bilood wuxuuna soo Bilamay 26 september. Sanadkii 2020.. Gudoomiyaha Gobolka salel Mudane Mawliid Maxamed Nuur oo ka Hadlay madasha Lagu so bandhigayay ayaa Sheegay muhiimada Wadadani muhiimada ay u leedahay guud ahaanba aranka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68216,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68215","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Badhasaabka-Gobolka-Salel-Mawliid-Maxmaed-Nuur.jpg?fit=870%2C580&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hKf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68215","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68215"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68217,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68215\/revisions\/68217"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68216"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}