{"id":68204,"date":"2022-05-26T19:35:51","date_gmt":"2022-05-26T19:35:51","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68204"},"modified":"2022-05-26T19:35:51","modified_gmt":"2022-05-26T19:35:51","slug":"xukuumadda-somaliland-oo-ku-celisay-in-doorasho-walba-wakhtigeeda-lagu-qabanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/26\/xukuumadda-somaliland-oo-ku-celisay-in-doorasho-walba-wakhtigeeda-lagu-qabanayo\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Somaliland Oo Ku Celisay In Doorasho Walba Wakhtigeeda Lagu Qabanayo."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Xukuumadda \u00a0Somaliland, ayaa sheegtay in aanay jirin doorasho dib u dhacaysa, sidaas darteedna doorashada Madaxtooyadu wakhtigeeda ku dhacayso.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Somaliland, ahna Afhayeenka Xukuumadda Saleebaan Cali Koore, ayaa isagoo daba socda eedaymo Xukuumadda uga yimid Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID, ayaa sidoo kale sheegay in doorashada Ururrada siyaasaddu sharci tahay.<\/p>\n<p>Wasiirka oo u warramay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, ayaa isagoo arrimahaa ka hadlaya wuxuu yidhi &#8220;Madaxweynahaha Somaliland iyo xukuumaddiisu waxaan halkan ka caddaynayaa in ay diyaar u yihiin in ay doorashooyinkii qabtaan, waxa la qabanayaa doorashadii urrurrada siyaasadda, waxa la qabanayaa doorashada Madaxtooyada, Xukuumadda aan ka tirsanahay diyaar bay u tahay in ay doorashooyinka Qaranka mid walba wakhtigeeda ku qabato&#8221; ayuu yidhi Wasiir Koore.<\/p>\n<p>Wasiir Koore oo ka jawaabay su&#8217;aal laga waydiiyay in xukuumaddu ay faragalisay guddida doorashooyinka Qaranka, ayaa sheegay in guddida uu kala jab ku yimid, sidaa darteedna uu Madaxweynuhu sameeyay wixii uu sharcigu siinayay &#8220;Madaxweynaha Somaliland ma faragalin koomiishanka ee iyaga ayay ka dhex dilaacday in ay laba kooxood noqdaan, oo wada shaqayn waayay oo madaxweynaha waraaq u soo qoray, sidaa darteed sharcigu wuxuu madaxweynaha siinayaa in uu u magacaabo koomiishan madax-bannaan&#8221; ayuu yidhi Wasiir Koore.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Xukuumadda \u00a0Somaliland, ayaa sheegtay in aanay jirin doorasho dib u dhacaysa, sidaas darteedna doorashada Madaxtooyadu wakhtigeeda ku dhacayso. Wasiirka Warfaafinta Somaliland, ahna Afhayeenka Xukuumadda Saleebaan Cali Koore, ayaa isagoo daba socda eedaymo Xukuumadda uga yimid Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID, ayaa sidoo kale sheegay in doorashada Ururrada siyaasaddu sharci tahay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68205,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68204","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/82559087_1817486125053732_3821756101498503168_n.jpg?fit=640%2C398&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hK4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68204"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68206,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68204\/revisions\/68206"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}