{"id":68109,"date":"2022-05-22T15:42:04","date_gmt":"2022-05-22T15:42:04","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68109"},"modified":"2022-05-22T15:42:04","modified_gmt":"2022-05-22T15:42:04","slug":"xisbiga-kulmiye-oo-u-dabaal-degay-maanta-sanad-guuradii-20-aad-ee-kasoo-wareegatay-markii-la-aasaasay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/22\/xisbiga-kulmiye-oo-u-dabaal-degay-maanta-sanad-guuradii-20-aad-ee-kasoo-wareegatay-markii-la-aasaasay\/","title":{"rendered":"Xisbiga Kulmiye oo u Dabaal-Degay Maanta Sanad-guuradii 20-aad ee kasoo Wareegatay Markii la aasaasay."},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Hargeysa(Arabsiyonews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 20-guurada kasoo wareegtay Aas-aaskii xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Munaasibadda debbaaldegga oo lagu qabtay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa madaxweynaha kala qaybgalay, madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), xubnaha hoggaanka xisbiga, golaha dhexe, guddida fulinta, madaxda laamaha xisbiga ee gobollada iyo degmooyinka, xildhibaannada goleyaasha qaranka ee xisbiga kasoo baxay, xubno kamid ah golaha wasiirrada, siyaasiyiin, haldoor bulshada katirsan iyo marti-sharaf kale oo aad u tiro badan, iyada oo madasha si qoto dheer loogaga sheekeeyey marxaladihii kala duwanaa ee xisbigu soo maray, guulihii kala dambeeyey ee uu kasoo hooyey doorashooyinkii dalka ka qabsoomay, looguna duceeyey haldoorkii iyo labeentii xisbiga dhidibada u taagay.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde oo ah marwada madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Aas-aasihii xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo halkaas ka hadashay, ayaa xisbiga ku bogaadisay munaasibadda 20-guurada kasoo wareegtay Aas-aaskii xisbiga, waxana ay hoosta ka xarriiqay inuu KULMIYE yahay awood jirta oo taageerayaashiisu dalka iyo dibaddaba joogaan, islamarkaana ay ka go\u2019an tahay inay sii ambo qaadaan guulaha xisbiga.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Xoghayaha garabka haweenka ee xisbiga KULMIYE, Marwo Sahra Saleebaan Cawil, ayaa iyaduna taageerayaasha iyo madaxda xisbigaba ku bogaadisay sannad-guurada 20-aad, waxana ay taageerayaasha ugu baaqday inay sii laban laabaan daacadnimada iyo dedaalka ay xisbiga la garab taagan yihiin.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa dhankiisa sharraxay guulihii kala dambeeyey ee xisbigu kusoo tallaabsaday muddadii 20-ka sano ahayd ee uu jirey, sidii Dimuqraaddiga ahayd ee hoggaankiisa la isugu beddelay iyo habka farshaxannimada leh ee uu khilaafyadiisa u xalliyo, isaga oo xusay inuu xisbigu hayo jid caan ku ah guusha.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Guddoomiyaha hay\u2019adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha, Mudane Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif) iyo siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale oo labadooduba katirsan guddida fulinta ee xisbiga KULMIYE oo hadalka u kala dambeeyey, ayaa ku dheeraadaay marxaladihii uu xisbigu soo maray, halka uu maanta joogo iyo sida ay uga go\u2019an tahay inuu mar walba dalka ku hoggaamiyo Barnaamij tayo leh oo waxqabadku saldhig u yahay, iyaga oo axsaabta mucaaradkana uga digay fadqalalada iyo durbaanka bulshada lagu kala qaybinayo, amnigana lagu khalkhalgelinayo ee ay tumayaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Xildhibaan Maxamed Xuseen Jaamac (Raambo), xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali iyo xildhibaan Cabdilaahi Muuse oo kasoo baxay xisbiga KULMIYE oo halkaas ka hadlay, ayaa xisbiga iyo taageerayaashiisaba ku hambalyeeyey munaasibadda sannad-guurada 20-aad, waxana ay sheegeen in taageerada xisbigu waqti kastaba sii xoogaysanayso oo aanay weligeed wiiqmaynin.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa isaguna caddeeyey in muddadaa labaatanka sanno ah ee xisbiga KULMIYE jirey uu mulkiyey taariikh mug leh oo ay Aas-aas u tahay horumar iyo midnimo bulsho, muddadii uu dalka hoggaaminayeyna uu jeexay jid barwaaqo ah oo lagu hirto.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wasiirka arrimaha gudaha, ahna guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo madasha ka jeediyey hadal dhinacyo kala duwan lahaa, ayaa si qoto dheer u sharraxay taariikhda guusha iyo ilbaxanimada ku sidkan ee xisbiga KULMIYE, waxana uu sheegay in KULMIYE dalka geliyey tacab badan, horseedna ka noqday dedaalo midho dhalay oo dalka iyo dadkaba loogu horseeday horumar iyo guul taariikhi ah.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo kamid ahaa Aas-aasayaashii xisbiga KULMIYE, ayaa hambalyeeyey madaxda iyo taageerayaasha xisbiga KULMIYE, waxana uu ku dheeraaday marxaladihii uu xisbigu soo maray iyo jidkii dheeraa ee uu usoo maray guusha uu maanta xisbigu bulshada u horseeday.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo bulshada u jeediyey khudbad dhinacyo kala duwan taabanaysa, ayaa bayaamiyey tiirarkii dhidibada u ahaa Aas-aaskii xisbiga KULMIYE, kuwaas oo saldhig u ah hoggaaminta uu xisbigu qaranka horseedka ugu yahay, waxana uu yidhi,\u201cJiritaanka qarannimada, wada-jirka iyo wax wada lahaanshaha dadka reer Somaliland iyo nabadgelyada iyo horumarinta dhaqan-dhaqaale ee ummadda reer Somaliland, saddexdaas tiir ayaannu xisbi ahaan kaga duulaynaa mustaqbalka fog.\u201d<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Madaxweynuhu waxa uu si cad u sheegay in xisbiga KULMIYE ay caadadiisa tahay inuu si Dimuqraaddi ah oo khilaaf la\u2019aan ah uu hoggaankiisa ku doorto, isagoo intaas ku daray in doorashada guddoomiyaha xisbiga dhawaan la dooran doono, \u201cMaanta aniga waqtigaygii guddoomiyaha xisbigu waa gebogebo, dhawaanna waxa diyaar loo yahay in guddoomiyihii xisbiga la doorto, waxana aan idiin sheegayaa bahda KULMIYE inaanu KULMIYE arrintaas khilaaf ku geli doonin ee uu wixiisa sii dhammaysan doono, isaga oo midaysanna uu shirka iman doono sidii looga bartay,\u201d ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu hoosta ka xarriiqay in xisbiga KULMIYE xilliyadii uu mucaaridka ahaa ay caado u ahayd in waxyaabaha qarannimada la xidhiidha aanu dood gelinin oo uu ku garab istaagi jirey xukuumaddii jirtay, balse ay mucaaridka maantu caado taas ka duwan lasoo baxeen, \u201cKULMIYE markuu mucaaridka ahaa weligii dawladdii jirtay kulamuu murmin xafladaha qaranka iyo maalmaha qaranka loo dabbaaldego, waana taariikh uu lahaa KULMIYE,\u201d ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wa-bilaahi Tawfiiq<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68110\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/22\/xisbiga-kulmiye-oo-u-dabaal-degay-maanta-sanad-guuradii-20-aad-ee-kasoo-wareegatay-markii-la-aasaasay\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n.jpg?fit=2048%2C1328&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"2048,1328\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"283437913_562918325194409_3868438728938020966_n\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n.jpg?fit=696%2C451&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68110\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n.jpg?resize=696%2C451&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"451\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n.jpg?w=2048&amp;ssl=1 2048w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n.jpg?resize=300%2C195&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n.jpg?resize=1024%2C664&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n.jpg?resize=768%2C498&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n.jpg?resize=1536%2C996&amp;ssl=1 1536w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n.jpg?resize=696%2C451&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n.jpg?resize=1068%2C693&amp;ssl=1 1068w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n.jpg?resize=648%2C420&amp;ssl=1 648w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n.jpg?resize=1920%2C1245&amp;ssl=1 1920w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n.jpg?w=1392&amp;ssl=1 1392w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68113\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/22\/xisbiga-kulmiye-oo-u-dabaal-degay-maanta-sanad-guuradii-20-aad-ee-kasoo-wareegatay-markii-la-aasaasay\/283433892_562918865194355_1930160359182084085_n\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283433892_562918865194355_1930160359182084085_n.jpg?fit=2048%2C1278&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"2048,1278\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"283433892_562918865194355_1930160359182084085_n\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283433892_562918865194355_1930160359182084085_n.jpg?fit=696%2C434&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68113\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283433892_562918865194355_1930160359182084085_n.jpg?resize=696%2C434&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"434\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283433892_562918865194355_1930160359182084085_n.jpg?w=2048&amp;ssl=1 2048w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283433892_562918865194355_1930160359182084085_n.jpg?resize=300%2C187&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283433892_562918865194355_1930160359182084085_n.jpg?resize=1024%2C639&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283433892_562918865194355_1930160359182084085_n.jpg?resize=768%2C479&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283433892_562918865194355_1930160359182084085_n.jpg?resize=1536%2C959&amp;ssl=1 1536w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283433892_562918865194355_1930160359182084085_n.jpg?resize=696%2C434&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283433892_562918865194355_1930160359182084085_n.jpg?resize=1068%2C666&amp;ssl=1 1068w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283433892_562918865194355_1930160359182084085_n.jpg?resize=673%2C420&amp;ssl=1 673w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283433892_562918865194355_1930160359182084085_n.jpg?resize=1920%2C1198&amp;ssl=1 1920w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283433892_562918865194355_1930160359182084085_n.jpg?w=1392&amp;ssl=1 1392w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68114\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/22\/xisbiga-kulmiye-oo-u-dabaal-degay-maanta-sanad-guuradii-20-aad-ee-kasoo-wareegatay-markii-la-aasaasay\/283648927_562919271860981_2077406464571448157_n\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283648927_562919271860981_2077406464571448157_n.jpg?fit=2048%2C1329&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"2048,1329\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"283648927_562919271860981_2077406464571448157_n\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283648927_562919271860981_2077406464571448157_n.jpg?fit=696%2C452&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68114\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283648927_562919271860981_2077406464571448157_n.jpg?resize=696%2C452&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"452\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283648927_562919271860981_2077406464571448157_n.jpg?w=2048&amp;ssl=1 2048w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283648927_562919271860981_2077406464571448157_n.jpg?resize=300%2C195&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283648927_562919271860981_2077406464571448157_n.jpg?resize=1024%2C665&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283648927_562919271860981_2077406464571448157_n.jpg?resize=768%2C498&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283648927_562919271860981_2077406464571448157_n.jpg?resize=1536%2C997&amp;ssl=1 1536w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283648927_562919271860981_2077406464571448157_n.jpg?resize=696%2C452&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283648927_562919271860981_2077406464571448157_n.jpg?resize=1068%2C693&amp;ssl=1 1068w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283648927_562919271860981_2077406464571448157_n.jpg?resize=647%2C420&amp;ssl=1 647w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283648927_562919271860981_2077406464571448157_n.jpg?resize=1920%2C1246&amp;ssl=1 1920w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283648927_562919271860981_2077406464571448157_n.jpg?w=1392&amp;ssl=1 1392w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68115\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/22\/xisbiga-kulmiye-oo-u-dabaal-degay-maanta-sanad-guuradii-20-aad-ee-kasoo-wareegatay-markii-la-aasaasay\/283417767_562918825194359_4553265566671396190_n\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283417767_562918825194359_4553265566671396190_n.jpg?fit=2048%2C1365&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"2048,1365\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"283417767_562918825194359_4553265566671396190_n\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283417767_562918825194359_4553265566671396190_n.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68115\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283417767_562918825194359_4553265566671396190_n.jpg?resize=696%2C464&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283417767_562918825194359_4553265566671396190_n.jpg?w=2048&amp;ssl=1 2048w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283417767_562918825194359_4553265566671396190_n.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283417767_562918825194359_4553265566671396190_n.jpg?resize=1024%2C683&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283417767_562918825194359_4553265566671396190_n.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283417767_562918825194359_4553265566671396190_n.jpg?resize=1536%2C1024&amp;ssl=1 1536w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283417767_562918825194359_4553265566671396190_n.jpg?resize=696%2C464&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283417767_562918825194359_4553265566671396190_n.jpg?resize=1068%2C712&amp;ssl=1 1068w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283417767_562918825194359_4553265566671396190_n.jpg?resize=630%2C420&amp;ssl=1 630w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283417767_562918825194359_4553265566671396190_n.jpg?resize=1920%2C1280&amp;ssl=1 1920w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283417767_562918825194359_4553265566671396190_n.jpg?w=1392&amp;ssl=1 1392w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68116\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/22\/xisbiga-kulmiye-oo-u-dabaal-degay-maanta-sanad-guuradii-20-aad-ee-kasoo-wareegatay-markii-la-aasaasay\/283506847_562918751861033_3383519542087985134_n\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283506847_562918751861033_3383519542087985134_n.jpg?fit=2048%2C1277&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"2048,1277\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"283506847_562918751861033_3383519542087985134_n\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283506847_562918751861033_3383519542087985134_n.jpg?fit=696%2C434&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68116\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283506847_562918751861033_3383519542087985134_n.jpg?resize=696%2C434&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"434\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283506847_562918751861033_3383519542087985134_n.jpg?w=2048&amp;ssl=1 2048w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283506847_562918751861033_3383519542087985134_n.jpg?resize=300%2C187&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283506847_562918751861033_3383519542087985134_n.jpg?resize=1024%2C639&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283506847_562918751861033_3383519542087985134_n.jpg?resize=768%2C479&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283506847_562918751861033_3383519542087985134_n.jpg?resize=1536%2C958&amp;ssl=1 1536w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283506847_562918751861033_3383519542087985134_n.jpg?resize=696%2C434&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283506847_562918751861033_3383519542087985134_n.jpg?resize=1068%2C666&amp;ssl=1 1068w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283506847_562918751861033_3383519542087985134_n.jpg?resize=674%2C420&amp;ssl=1 674w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283506847_562918751861033_3383519542087985134_n.jpg?resize=1920%2C1197&amp;ssl=1 1920w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283506847_562918751861033_3383519542087985134_n.jpg?w=1392&amp;ssl=1 1392w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68117\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/22\/xisbiga-kulmiye-oo-u-dabaal-degay-maanta-sanad-guuradii-20-aad-ee-kasoo-wareegatay-markii-la-aasaasay\/283686409_562918555194386_3876670921703240425_n\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283686409_562918555194386_3876670921703240425_n.jpg?fit=2048%2C1206&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"2048,1206\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"283686409_562918555194386_3876670921703240425_n\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283686409_562918555194386_3876670921703240425_n.jpg?fit=696%2C410&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68117\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283686409_562918555194386_3876670921703240425_n.jpg?resize=696%2C410&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"410\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283686409_562918555194386_3876670921703240425_n.jpg?w=2048&amp;ssl=1 2048w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283686409_562918555194386_3876670921703240425_n.jpg?resize=300%2C177&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283686409_562918555194386_3876670921703240425_n.jpg?resize=1024%2C603&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283686409_562918555194386_3876670921703240425_n.jpg?resize=768%2C452&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283686409_562918555194386_3876670921703240425_n.jpg?resize=1536%2C905&amp;ssl=1 1536w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283686409_562918555194386_3876670921703240425_n.jpg?resize=696%2C410&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283686409_562918555194386_3876670921703240425_n.jpg?resize=1068%2C629&amp;ssl=1 1068w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283686409_562918555194386_3876670921703240425_n.jpg?resize=713%2C420&amp;ssl=1 713w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283686409_562918555194386_3876670921703240425_n.jpg?resize=1920%2C1131&amp;ssl=1 1920w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283686409_562918555194386_3876670921703240425_n.jpg?w=1392&amp;ssl=1 1392w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68118\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/22\/xisbiga-kulmiye-oo-u-dabaal-degay-maanta-sanad-guuradii-20-aad-ee-kasoo-wareegatay-markii-la-aasaasay\/283366901_562918521861056_4461241920438495570_n\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283366901_562918521861056_4461241920438495570_n.jpg?fit=2048%2C1214&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"2048,1214\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"283366901_562918521861056_4461241920438495570_n\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283366901_562918521861056_4461241920438495570_n.jpg?fit=696%2C413&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68118\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283366901_562918521861056_4461241920438495570_n.jpg?resize=696%2C413&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"413\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283366901_562918521861056_4461241920438495570_n.jpg?w=2048&amp;ssl=1 2048w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283366901_562918521861056_4461241920438495570_n.jpg?resize=300%2C178&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283366901_562918521861056_4461241920438495570_n.jpg?resize=1024%2C607&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283366901_562918521861056_4461241920438495570_n.jpg?resize=768%2C455&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283366901_562918521861056_4461241920438495570_n.jpg?resize=1536%2C911&amp;ssl=1 1536w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283366901_562918521861056_4461241920438495570_n.jpg?resize=696%2C413&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283366901_562918521861056_4461241920438495570_n.jpg?resize=1068%2C633&amp;ssl=1 1068w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283366901_562918521861056_4461241920438495570_n.jpg?resize=709%2C420&amp;ssl=1 709w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283366901_562918521861056_4461241920438495570_n.jpg?resize=1920%2C1138&amp;ssl=1 1920w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283366901_562918521861056_4461241920438495570_n.jpg?w=1392&amp;ssl=1 1392w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68119\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/22\/xisbiga-kulmiye-oo-u-dabaal-degay-maanta-sanad-guuradii-20-aad-ee-kasoo-wareegatay-markii-la-aasaasay\/283222098_562918715194370_6973385397783506322_n\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283222098_562918715194370_6973385397783506322_n.jpg?fit=2048%2C1157&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"2048,1157\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"283222098_562918715194370_6973385397783506322_n\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283222098_562918715194370_6973385397783506322_n.jpg?fit=696%2C394&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68119\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283222098_562918715194370_6973385397783506322_n.jpg?resize=696%2C393&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"393\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283222098_562918715194370_6973385397783506322_n.jpg?w=2048&amp;ssl=1 2048w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283222098_562918715194370_6973385397783506322_n.jpg?resize=300%2C169&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283222098_562918715194370_6973385397783506322_n.jpg?resize=1024%2C579&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283222098_562918715194370_6973385397783506322_n.jpg?resize=768%2C434&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283222098_562918715194370_6973385397783506322_n.jpg?resize=1536%2C868&amp;ssl=1 1536w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283222098_562918715194370_6973385397783506322_n.jpg?resize=696%2C393&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283222098_562918715194370_6973385397783506322_n.jpg?resize=1068%2C603&amp;ssl=1 1068w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283222098_562918715194370_6973385397783506322_n.jpg?resize=743%2C420&amp;ssl=1 743w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283222098_562918715194370_6973385397783506322_n.jpg?resize=1920%2C1085&amp;ssl=1 1920w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283222098_562918715194370_6973385397783506322_n.jpg?w=1392&amp;ssl=1 1392w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"68120\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/22\/xisbiga-kulmiye-oo-u-dabaal-degay-maanta-sanad-guuradii-20-aad-ee-kasoo-wareegatay-markii-la-aasaasay\/283368236_562918681861040_7151179377878821560_n\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283368236_562918681861040_7151179377878821560_n.jpg?fit=600%2C332&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"600,332\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"283368236_562918681861040_7151179377878821560_n\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283368236_562918681861040_7151179377878821560_n.jpg?fit=600%2C332&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-68120\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283368236_562918681861040_7151179377878821560_n.jpg?resize=600%2C332&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"332\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283368236_562918681861040_7151179377878821560_n.jpg?w=600&amp;ssl=1 600w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283368236_562918681861040_7151179377878821560_n.jpg?resize=300%2C166&amp;ssl=1 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Hargeysa Office<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 20-guurada kasoo wareegtay Aas-aaskii xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE. Munaasibadda debbaaldegga oo lagu qabtay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa madaxweynaha kala qaybgalay, madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), xubnaha hoggaanka xisbiga, golaha dhexe, guddida fulinta, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68110,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68109","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/283437913_562918325194409_3868438728938020966_n.jpg?fit=2048%2C1328&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hIx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68109","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68109"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68122,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68109\/revisions\/68122"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68110"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}