{"id":68085,"date":"2022-05-20T23:06:05","date_gmt":"2022-05-20T23:06:05","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=68085"},"modified":"2022-05-20T23:06:05","modified_gmt":"2022-05-20T23:06:05","slug":"caaqilkaas-burco-ka-hadlay-way-ka-hoostaye-abwaan-weedhsame","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/20\/caaqilkaas-burco-ka-hadlay-way-ka-hoostaye-abwaan-weedhsame\/","title":{"rendered":"\u201cCaaqilkaas Burco Ka Hadlay Way ka Hoostaye,..\u201dAbwaan Weedhsame."},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\">\n<p>Hargeysa(Arabsiyonews)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil \u201cWeedhsame\u201d oo ka mid ah hal Abuurka reer somaliland ayaa ka dareen celiyay caaqil Cabdirasaaq Askar OO meel Fagaare ah ku aflagaadeeyay hablaha gobolka gabiley isagoo Arimo siyasaadeed ka hadlayay isagoo Abwaanku sheegay in Caaqilka ay ka hoostay ismarkaana uu ku gafay milgihii iyo Dhaqankii somalida.<br \/>\nAbwaan weedhsame ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu ku Baahiyay barta uu kuleeyahay xidhiidhka dadwaynaha ee Facebookga wuxuna udhignaa Sidan;<br \/>\n\u201cHablaha imika ma waxa loo guursadaa in cod iyo madaxtinnimo lagu helo?. Habluhu sidooda qiimo uma laha miyaa, ee kursiga la qiimaynayo si loogu gaadho ayaa sallaan looga dhiganayaa?<br \/>\nCaaqilkaas Burco ka hadlay way ka hoostaye, Habluhu waa isku wada mid, mana kala jiraan hablo loo guursado in cod lagu helo iyo qaar loo guursado cugasho iyo dookh.<br \/>\nWaxse iga talo ah, hablaheenu waa birmageydee aynu wada ilaalino, oo hadalada meel ka dhaca ah ha laga daayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil \u201cWeedhsame\u201d oo ka mid ah hal Abuurka reer somaliland ayaa ka dareen celiyay caaqil Cabdirasaaq Askar OO meel Fagaare ah ku aflagaadeeyay hablaha gobolka gabiley isagoo Arimo siyasaadeed ka hadlayay isagoo Abwaanku sheegay in Caaqilka ay ka hoostay ismarkaana uu ku gafay milgihii iyo Dhaqankii somalida. Abwaan weedhsame ayaa sidaasi ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68086,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-68085","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Polish_20220521_015454137.jpg?fit=1024%2C768&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hI9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68085","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68085"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68085\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68088,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68085\/revisions\/68088"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68086"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68085"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68085"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68085"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}