{"id":67958,"date":"2022-05-15T15:14:20","date_gmt":"2022-05-15T15:14:20","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67958"},"modified":"2022-05-15T15:16:39","modified_gmt":"2022-05-15T15:16:39","slug":"natiijada-horudhaca-ah-ee-wareegga-koowaad-ee-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/15\/natiijada-horudhaca-ah-ee-wareegga-koowaad-ee-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Natiijada horudhaca ah ee wareegga koowaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(Arabsiyonews):=Waxaa goordhow soo idlaaday tirinta codadka doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee ka socota Teendhahda Afisyoone ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa doorashada ka qeyb-galay 34 musharax, waxaana ka mid ah madaxweynaha xilka haya Maxamed Cabdullaahe Farmaajo iyo madaxweynayaal hore Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed, madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo ra\u2019iisul wasaare hore Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Tirinta horudhaca ah oo ay sameysay Arabsiyonews ayaa muujineysa in wareegga koowaad ay ugu cod badan yihiin Saciid Cabdullaahi Deni, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Waxaa jira codad badan oo gaaraya illaa 13 oo hallaabay.<\/p>\n<p>Doorashadan ayaa aheyd tii ugu adkeyd, waxaana afarta musharaxa ee ugu koreeya u dhaxeysay kaliya dhowr iyo toban cod.<\/p>\n<p>Sida sharcigu yahay waxaa doorashada wareegga labaad u gudbaya afarta musharaxa Guddoonka Golaha Shacabka ayaa sheegay inay joogaan 329 xildhibaan oo isugu jiray xubnaha Golaha Shacabka iyo kuwa Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Musharaxa hela laba meelood saddex meel codadka wareegga labaad ayaa ku guuleysanaya tartanka doorashada madaxweynaha. Haddii aanay sidaas dhicin, waxaa wareegga ugu dambeeya u gudbaya labada musharax ee ugu codadka badan.<\/p>\n<p>Wareegga ugu dambeeya ayaa waxaa lagu kala baxayaa cod dheeri, waxaana xilka madaxweynaha ku guuleysanaya musharaxa ugu codka badan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Muqdisho Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(Arabsiyonews):=Waxaa goordhow soo idlaaday tirinta codadka doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee ka socota Teendhahda Afisyoone ee magaalada Muqdisho. Waxaa doorashada ka qeyb-galay 34 musharax, waxaana ka mid ah madaxweynaha xilka haya Maxamed Cabdullaahe Farmaajo iyo madaxweynayaal hore Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed, madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo ra\u2019iisul wasaare hore Xasan Cali Kheyre. Tirinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67959,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67958","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Snapshot_253.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hG6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67958","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67958"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67958\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67962,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67958\/revisions\/67962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67959"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67958"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67958"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67958"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}